Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan

Cutubyo aad u qalabaysan oo ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada ISIS… Sii akhri

Posted on February 23, 2025February 23, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo saaka Argagixisada Daacish ka saaray difaacii ugu adkaa ee Curaar

Posted on February 23, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan qaaday ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay saldhigii halista badnaa ee Curaar… Sii akhri

Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish

Posted on February 23, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka muujiyaan… Sii akhri

Puntland: Waa halkee godka CASCASO ee maanta Mareykanku burburiyay?

Posted on February 22, 2025February 22, 2025 by News Office

Duqeyn aad u xoog badan oo degaanno fog laga maqlay ayaa maanta lagu guraacay godka weyn ee CASCASO oo ku… Sii akhri

Dowladda Ingiriiska oo ku biirtay Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ISIS ee ka socda buuraha Golis ee Puntland

Posted on February 22, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah Xafiiskiisa magaalada Boosaaso ku qaabiley Safiirka Ingiriiska ee… Sii akhri

Puntland iyo Qunsuliyadda Itoobiya ee Garoowe oo ka wada-hadlay xaaladda Soogalootiga Itoobiyaanka ah

Posted on February 22, 2025February 22, 2025 by News Office

Puntland iyo qunsuliyadda Itoobiya ayaa ka wada-hadlay xaaladda soo galootigga iyo qaxootigga Itoobiyaanka ah ee ku suggan degaanada Puntland kuwaas… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo saaka jiho horleh ka bilaabay hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada Daacish

Posted on February 22, 2025 by News Office

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa saaka aroornimadii hore ee saaka hawlgal amni oo lagu… Sii akhri

Puntland: Mareykanka oo xalay duqeyn culus ku beegsaday talis weyn oo Argagixisada ISIS ku lahayd buuraha Calmiskaad

Posted on February 22, 2025 by News Office

Duqeyn culus oo ay xalay dowladda Mareykanka ka fulisay silsiladda Golis, gaar ahaanna buuraha Cal-miskaad ayaa lagu beegsaday godad ay… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada difaaca Puntland oo saaka dul-jooga godadkii Gaatir-oodan

Posted on February 21, 2025 by News Office

Cutubyo ka tirsan Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku gaashaaman hubka culus ayaa saaka hawlgallo ka wada afaafka hore ee… Sii akhri

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Rasmi ah ka soo saartay dagaalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad

Posted on February 20, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa faahfaahin ka bixisay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close