Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

55 Qoys oo ka soo cararay colaadda Yemen oo soo gaaray Boosaaso

Qaxooti ka soo cararay colaadda waddanka Yemen oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed oo ku noola dalkaas ayaa shalay soo gaaray… Sii akhri

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed dalka Uganda

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay la kulmay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay madaxweynaha Burundi

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta magaalada Kambaala ee caasimadda Ugandha kula kulmay madaxweynaha waddanka Burundi, Évariste… Sii akhri

Kenya Airways oo beenisay in ay duullimaadyo ka bilaabayso magaalada Hargeysa

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways, ayaa beenisay warar ku saabsan, in ay duullimaadyo toos k aka bilaabi doonto magaalada Hargeysa ee… Sii akhri

Maxkamada danbiyada dagaalka oo war ka soo saartay isku-dhacyada Falastiiniyiinta iyo Yahuuda

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Dacwad oogaha Maxkamadda caalamiga ah ee denbiyada, Fatou Bensouda, ayaa muujisay walaaca ay ka qabto dagaalka cusub ee ka dhax… Sii akhri

Puntland oo xukun dil ah ku riday xubno lagu helay Shabaabnimo

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Galkacyo, ayaa xukun dil ah ku ridday  shan xubnood oo lagu helay in ay ka… Sii akhri

Ururka Xamaas oo shuruud ku xiray wada-xaajoodka Israa’iil

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Casat Al-Rishqi, oo ah xubin katirsan xafiiska siyaasadeed ee dhaqdhaqaaqa Xamaas, ayaa shaaca ka qaaday, in ay jiraan dhinacyo waddo… Sii akhri

Garoowe: Lixdan jir Itoobiya ku qabatay dagaalkii 77 oo xalay la soo badbaadiyay

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Shacabka iyo Laamaha Amniga Garoowe oo is kaashanaya, ayaa xalay soo badbaadiyay nin oday ah oo ku go’doomay biya ku… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay duqaymaha Israa’iil ku hayso Falastiiniyiinta

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaaraysay duqaymaha ciidamada Israa’iil ku hayaan shacabka Falastiiniyiinta ee ku sugan Daanta Galbeed… Sii akhri

Puntland oo joojisay dadka ka imaanaya dalka Hindiya

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by News Office

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Garoowe ayaa waxa uu ka hadlay xaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close