Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil oo ku hanjabay in ay sii wadi doonaan duqaymaha marinka GAZA

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku hanjabay in ay sii xoojin doonaan duqaymaha ka dhanka ah dadka reer Falastiin… Sii akhri

Posted on May 18, 2021May 18, 2021 by News Office

Midowga Afrika oo ka hadlay dalabkii Villa Somalia ee ahaa In la bedelo John Mahama

Posted on May 18, 2021May 18, 2021 by News Office

Midowga Afrika ayaa ka hadlay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ku dalbatay in la bedelo Ergeyga gaarka ee Midowga u soo… Sii akhri

Maraykanka oo baaq ka soo saaray xiisadda Israa’iil iyo Falastiin

Posted on May 17, 2021May 17, 2021 by News Office

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken aya sheegay in labada dhinac ee Israa’iil iyo Falastiin looga baahan yahay in ay… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay amniga Muqdisho

Posted on May 17, 2021May 17, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga Caasimadda iyo u… Sii akhri

Tuulooyin ka tirsan magaalada Beledweyne oo xalay la gubay

Posted on May 17, 2021May 17, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in tuulooyin ka tirsan degmadaas ay xalay dab qabad-siiyeen malayshiyaad hubaysan. Tuulooyinkaas ayaa… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo saaka duqaymo culus ku qaaday marinka GAZA

Posted on May 17, 2021May 17, 2021 by News Office

Ciidamada Israa’iil ayaa saaka oo Isniin ah mar kale duqaymo culus ku qaaday marinka GAZA ee dhulka Reer Falastiin. Duqaymaha… Sii akhri

Sacuudiga oo xakamaynaya socodka muhaajiriinta

Posted on May 17, 2021May 17, 2021 by News Office

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacuudiga ayaa lagu sheegay in Boqortooyada ay go’aan ku gaartay la socodka dhaq-dhaqaaqa Ajaanibta… Sii akhri

Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo Qardho ka daah-furay diiwaan-gelinta Codbixiyaasha Puntland

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta ka daah-furay magaalada Qardho barnaamijka diwaangelinta codbixiyayaasha… Sii akhri

Khaasaraha ka dhashay Duqeynta Israa’iil ee Marinka Gaza oo sii kordhaya

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Duqeynta Israa’iil ee Marinka Gaza ayaa gashay maalintii toddobaad oo xiriir ah, iyada oo duqeyn xagga cirka ah maanta lagu… Sii akhri

Xukuumada Puntland oo $90, 000 doollar bil walba u qoondaysay ururada siyaasadda

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa $90, 000 doollar bil walba u qoondaysay Urur siyaasadeedyada Puntland. Ku simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku xigeenka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close