Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Midowga Murashixiinta oo ka hadlay Shirka Arrimaha doorashooyinka Muqdisho

Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Shirka Madaxda uu saldhig u… Sii akhri

Posted on May 19, 2021May 19, 2021 by News Office

Amnesty International oo ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dowladda Israa’iil

Posted on May 19, 2021May 19, 2021 by News Office

Hay’adda xaquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo falalka arxan darrada ah ee ay Israa’iil… Sii akhri

Qarax dad ku dhinteen oo ka dhacay koonfurta Gaalkacyo

Posted on May 19, 2021May 19, 2021 by News Office

Laba ruux ayaa sida la xaqiijiyay ku dhintay qarax xalay ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana ku dhaawacmay hal qof… Sii akhri

Maraykanka oo cambaareeyay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Turkiga

Posted on May 19, 2021May 19, 2021 by News Office

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa ka hadashay hadal dhowaan kasoo baxay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ku saabsanaa colaadda… Sii akhri

Taliye Xuseen: waa in baaritaan lagu sameeyo gaari kasta oo ciidamada Puntland leeyihiin

Posted on May 18, 2021May 18, 2021 by News Office

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud (Daan), ayaa amar ku bixiyay in baaritaan lagu sameeyo gaari kasta… Sii akhri

Garoowe: Dooxada Bixin oo laga mamnuucay dalxiiska

Posted on May 18, 2021May 18, 2021 by News Office

Booliiska Gobolka Nugaal, ayaa mamnuucay in loo dalxiis tego dooxada Bixin, oo ka tirsan caasimadda Garoowe, islamarkaana dhanka waqooyi kaga… Sii akhri

Guddiga sare ee warbaahinta Puntland oo la shaaciyay

Posted on May 18, 2021May 18, 2021 by News Office

Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde), ayaa maanta oo Taalado ah shaaciyay guddiga sare ee warbaahinta Puntland. Dikreeto… Sii akhri

Puntland oo amar ka soo saartay Boorarka iyo Magac-yada lagu qoro Luuqadaha Qalaad

Posted on May 18, 2021May 18, 2021 by News Office

Wasaaradda Warfaafinta Puntland, oo tixraacaysa Xeerka Ilaalinta Af-Soomaaliga, ayaa amar ku bixisay dhammaan Qoraallada Boorarka iyo Magac-bixinta loo beddelo Af-Soomaali.… Sii akhri

Puntland oo xirmaysay dooxooyin ka tirsan Gobolka Nugaal

Posted on May 18, 2021May 18, 2021 by News Office

Wasaaradda Degaanka Puntland, ayaa xirmaysay dooxooyin xoola daaqsin ah oo ka tirsan Gobolka Nugaal. Wareegto ka soo baxday xafiiska ku… Sii akhri

Khamri fara badan oo lagu qabtay magaalada Boosaaso

Posted on May 18, 2021May 18, 2021 by News Office

Ciidamada Booliiska Gobolka Bari, ayaa saaka kantaroolka magaalada Boosaaso ku qabtay khamri fara badan, oo la doonayay in la geliyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close