Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo maanta shir ka yeelanaya arrimaha Soomaaliya
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo Talaado ah shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya. War ka soo baxay Xafiiska… Sii akhri
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo Talaado ah shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya. War ka soo baxay Xafiiska… Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur, ayaa si adag uga digay Qabaa’ilka Gobolka Mudug, in ay wax xiriir… Sii akhri
Shirka xallinta muranka arrimaha doorashooyinka, oo u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka, ayaa maalintii afraad ka socda… Sii akhri
Ciidamada Militariga waddanka Mali ayaa xabsiga dhigay madaxweynihii, Ra’isul Wasaarihii iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaarka ah ee dalkaasi.… Sii akhri
Cabdixakiin Xigis oo ka mid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa xalay lagu… Sii akhri
Dowladda Mareykanka iyo ururka Midowga Yurub, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabadii shalay dowladda Belarus ay khasab ugu dejisay diyaarad… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xalay halkaas dabley hubaysan ka fulisay weerar khasaare… Sii akhri
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la… Sii akhri
Ciidanka Booliiska Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ka bilaabay hawlgal haweenka looga joojinayo xirashada indha-shareerka. Wadooyinka magaalada Kismaayo ayaa saaka lagu… Sii akhri
Mareykanka ayaa xayiraado xooggan ku soo rogaya dalka Itoobiya taas oo la xiriirta colaaddii ka dhacday gobolka Tigray ee weli… Sii akhri