Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dadkii ku barakacay colaadii Beledweyne oo loogu baaqay in ay dib ugu laabtaan guryahooda

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Siraaji Sheekh Isxaaq, Wasiiro… Sii akhri

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by News Office

Dad lagu la’yahay doon ku degtay Niger

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by News Office

Waxaa la la’ayahay dhowr qof oo ku nool Waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria kaddib markii dooni ay saarnaayeen ay u… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka Midowga Yurub

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas… Sii akhri

Jilaagii Sooraan oo Burco ku geeriyooday

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

Jilaagii Soomaaliyeed Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugulle ayaa maanta oo Arbaco ah ku geeriyooday magaalada Burco sida uu xaqiijiyay agaasimaha guud… Sii akhri

Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la yeeshay Shariif Xasan

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta kulan gaar ah Muqdisho kula yeeshay guddoomiyihii hore ee Baarlamanka… Sii akhri

Taliban oo shuruudo ku xirtay ka qeybgalka shirka Istanbul

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

Kooxda Taliban ayaa shuruudo adag ku xiray ka qeybgalka shirka sida weyn loo sugayo, kaas oo Mareykanku doonayo inuu ka… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar ka fulisay gudaha dalka Kenya

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

Dabley hubeysan oo  ka tirsan Al-shabaab, ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar ka fuliyay Gobolka Wajeer ee Waqooyi bari Kenya. Al-shabaab… Sii akhri

Dad isku qoys ah oo lagu laayay Galgaduud

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

Saddex ruux oo isku qoys ah ayaa xalay lagu dilay degaanka Garasle oo ka tirsan degmada Balanballe ee Gobolla Galgaduud.… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo ka digtay macluul ka dhacda Gobolka Tigray

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

Sarkaal muhiim ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay, ayaa ku wargeliyay Golaha Amaanka ee Qarmada Midoobay, in haddii aan tallaabo… Sii akhri

James Swan oo ka hadlay xaaladda banii’aadanimo ee Soomaaliya

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabisan Arrimaha Soomaaliya James Swan oo shalay ka qeyb galay shir ay yeesheen Golaha Ammaanka ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close