Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ka sameeyay Jubada Hoose

Ciidanka Kumaandooska Milatariga Soomaaliya ee Danab ayaa howlgallo qorsheysan saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka… Sii akhri

Posted on May 30, 2021 by News Office

Diyaarad Dagaal Oo Ku Burburtay Magaalada Benqaasi

Posted on May 30, 2021May 30, 2021 by News Office

Warbaahinta dalka Libiya ayaa waxaa sheegeen in Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa Mig-21 ay maalintii shalay oo sabti aheyd ku… Sii akhri

Shil khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Hal gabar ayaa ku geeriyootay, shan ruux oo kalena waa ku dhaawacmeen shil gaari oo caawa ka dhacay halkii laga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Hindiya

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Hindiya Virander Kumar Paul… Sii akhri

Paul Kagame oo tallaabo weyn ku tilmaamay in Faransiisku qirtay Xasuuqii Rwanda

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa sheegay in qirashadii dhowaan uu Faransiisku ku qirtay doowrkii uu ku lahaa xasuuqii 1994-kii ka… Sii akhri

Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho kula shiray Beesha Caalamka

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa maanta kulan gaar ah la… Sii akhri

Dowladda Masar oo xabsiga dhigtay nin doonayay in uu wiilkiisa gato

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Warbaahinta waddanka Masar, ayaa sheegtay in laamaha Amniga dalkaas ay xabsiga dhigeen nin bartiisa Facebook ku daabacay in uu iibsanayo… Sii akhri

Wejiga labaad ee Talaalka COVID-19 oo laga daah-furay Puntland

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa maanta degaanada Puntland ka bilawday wajiga labaad ee talaalka Covid19. Wasiirka caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax… Sii akhri

Taliska Milatariga Soomaaliya oo war ka soo saaray hawgal lagu dilay xubno Shabaab ah

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Taliska Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay hawlgal ciidan oo ay saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degaanno ka… Sii akhri

Madaxweynayaasha Masar iyo Jabuuti oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Madaxweynaha Masar Cabdifataax Al-Sisi ayaa magaalada Jabuuti kulan kula qaatay dhiggiisa waddankaas, Ismaaciil Cumar Geelle, arrintaas oo qayb ka ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close