Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamanka Puntland oo ka hadlay cidda hor-taagan fulinta heshiiskii DP World

Baarlamanka Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay, in ay hor-istaag ku samaysay fulinta heshiiska DP world ee horumarinta dekedda… Sii akhri

Posted on June 1, 2021June 1, 2021 by News Office

Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiraya cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland

Posted on June 1, 2021June 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay soo gaaray caasimadda Garoowe, ayaa saaka ku wajahan magaalada Qardho ee xarunta… Sii akhri

Guddigii dhismaha golayaasha degaanka Galmudug oo la kala diray

Posted on June 1, 2021June 1, 2021 by News Office

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa kala diray guddi qaabilsanaa dhismaha golayaasha degaanka maamulkaas kadib markii khilaaf kala dhexgalay guddiga. Wareegto ka… Sii akhri

Dowladda Shiinaha oo laashay sharci ku saabsan Dhalmada

Posted on May 31, 2021May 31, 2021 by News Office

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah. Bayaan… Sii akhri

Golaha guud ee Qaramada midoobay oo canbaareeyay af-genbigii ka dhacay Maali

Posted on May 31, 2021May 31, 2021 by News Office

Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay Volkan Bozkir, ayaa cambaareeyay af-genbiga ka dhacay dalka Maali, wuxuuna ku baaqay in dalka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta dib ugu laabanaya Puntland

Posted on May 31, 2021May 31, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo geba-gabeeyay safarkiisi Muqdisho, kadib markii heshiis rasmiya laga gaaray arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Madaxweyne… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Israel oo booqday Qaahira

Posted on May 31, 2021May 31, 2021 by News Office

Wasiirka arrimaha dibedda ee Israel Gabi Ashkenazi ayaa booqasho aan la sii shaacin ku tegay magaalada Qaahira si uu dhiggiisa… Sii akhri

Dowladda Ingiriiska oo dib u dejin u samaynaysa boqolaal qof oo u dhashay Afghanistan

Posted on May 31, 2021May 31, 2021 by News Office

Dowladda Britain ayaa shaacisay qorsheyaal si degdeg ah dib u dejin loogu sameynayo boqollaal qof oo Afghanistan u dhashay, kuwaas… Sii akhri

Rooble oo magacaabay guddi qiimeeya xubnaha guddiga farsamada doorashooyinka

Posted on May 30, 2021May 30, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa magacaabay guddi qaabilsan qiimaynta xubnaha ka tirsan guddiyada doorashooyinka heer Federaal… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo kulan saagootin ah u sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada

Posted on May 30, 2021May 30, 2021 by News Office

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa xalay ay kulan sagootin ah Muqdisho ugu sameeyeen Madaxweynayaasha Shanta dowlad Goboleed ee Muqdisho uga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close