Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddiga sare ee Farsamada doorashooyinka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada ku hawallan arrimaha doorashooyinka dalka.… Sii akhri

Posted on June 9, 2021June 9, 2021 by News Office

Puntland oo hay’adda Caafimaadka Aduunka kala wareegtay 73 haamood oo Oxgen ah

Posted on June 9, 2021June 9, 2021 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa sheegtay in ay 73 haamood oo Oxgen ah kala wareegtay Hay’adda caafimaadka Adduunka – WHO. War… Sii akhri

James Swan oo wada-hadal gaar ah la yeeshay Wasiirka Haweenka Soomaaliya

Posted on June 9, 2021June 9, 2021 by News Office

Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulan aaladda fogaan aragga ah la qaatay Wasiirka Haweenka… Sii akhri

Antonio Guterres oo mar kale loo doortay Xog-hayaha Qaramada Midoobau

Posted on June 9, 2021June 9, 2021 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa xalay mar kale u doortay in Antonio Guterres xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay. Danjiraha Dowladda… Sii akhri

Puntland oo Imtixaanaadka Somaliland ka joojisay Gobolka Sanaag

Posted on June 8, 2021June 8, 2021 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland, ayaa maanta oo Talaado ah joojisay in Imtixaanaadka Somaliland la keeno Gobollada… Sii akhri

Ganacsatada Puntland oo bilaabay in ay daadiyaan Lacagta Shilin Soomaaliga ah

Posted on June 8, 2021June 8, 2021 by News Office

Qaar kamid ah Ganacsatada Puntland, ayaa bilaabay in ay daadiyaan Lacagta Shilin Soomaaliga ah, kadib markii ay ka socon-wayday gudaha… Sii akhri

Dhooba-daareed oo caddeeyay cidda hor-istaagtay in doorashadii Somaliland ka dhacdo Sanaag

Posted on June 8, 2021June 8, 2021 by News Office

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed), ayaa beeniyay sheegashada xukuumadda Puntland ee ku saabsan, in ay Gobolka… Sii akhri

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo soo saartay go’aan ka dhan ah Soogalootiga

Posted on June 8, 2021June 8, 2021 by News Office

Maxkamada ayaa go’aan ka soo saartay in sharciga degenaanshaha ee loo yaqaano Kaarka Cagaaran (Green Card) aan loo ogolaanin qofkii… Sii akhri

xubno ka tirsan Al-shabaab oo ku geeriyooday qaraxyo ay diyaarinayeen

Posted on June 8, 2021June 8, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaal iyo saraakiil ka tirsan Al-shabaab ay ku geeriyoodeen qarax ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay safiirka Imaaraadka Carabta

Posted on June 7, 2021June 7, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Imaaraadka Carabta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close