Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni: Intaan xilka hayo dayac danbe kuma imaan doono Amniga Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay qaar kamid ah, cuqaasha, waxgaradka iyo isimada… Sii akhri

Posted on March 9, 2025March 9, 2025 by News Office

Ciidamada Puntland oo ku dhawaaqay in ay ilaa lix talis ka saareen Argagixisada Daacish

Posted on March 9, 2025 by News Office

Taliska ciidamada difaaca dowladda Puntland oo faahfaahin ka bixiyay hawlgalladii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad ayaa shaaciyay in ay ilaa… Sii akhri

Dagaal ka dhex qarxay Ciidamo taabacsan Bashaar Al-Asad iyo Ciidamada Ammaanka Suuriya

Posted on March 8, 2025 by News Office

Kooxda la socota xuquuqda bini’aadanka ee Syria oo fadhigeedu yahay dalka UK ayaa sheegtay in iska hor imaad labo maalmood… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo si adag uga jawaabay digniin amni oo dhawaan ka soo baxday Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho

Posted on March 8, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Jimcihii khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa si adag uga jawaaabay digniinta… Sii akhri

Xiisad dagaal oo saaka ka aloosan jiidda Buqdharkayn oo ay shalay ku dagaallameen Somaliland iyo SSC-khaatumo

Posted on March 8, 2025March 8, 2025 by News Office

Xiisad dagaal oo xooggan ayaa saaka oo Sabti ah ka aloosan jiidda Buqdharkayn ee galbeedka gobolka Sool, halkaasi oo shalay… Sii akhri

Dowladda Itoobiya oo Ciidamo tiro badan ku soo daabushay gudaha Soomaaliya

Posted on March 8, 2025March 8, 2025 by News Office

Ciidamo tiro badan oo ka tirsan Militariga Itoobiya, kuwaasi oo ku wajahan qaar kamid ah Gobollada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya… Sii akhri

Maamulka SSC-khaatumo oo Somaliland ku eedeeyay in ay Weerar ku soo qaaday Ciidamadooda fadhiya Jiidda Buqdharkayn

Posted on March 7, 2025 by News Office

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Maamulka SSC-khaatumo ayaa lagu sheegay in Maamulka Somaliland uu Maanta oo Jimce ah Weerar… Sii akhri

Puntland: Liiskooda waan haynaa waana soo qabanaynaa dadka xiriirka la leh Argagixisada Daacish

Posted on March 7, 2025March 7, 2025 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo War soo saaray ayaa sheegay in ay hayaan liiska dhammaan dadka Xiriirka la leh Argagixisada… Sii akhri

Hay’adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Puntland oo fasaxay shaqaalihii ugu badnaa kaddib markii ay soo foodsaartay dhaqaale-xumo

Posted on March 7, 2025March 7, 2025 by News Office

In ka badan 500 oo qof oo isugu jira  shaqaale-sare, hawl-wadeeno, shaqaale hoose, gadiidley iyo xirfadlayaal kala duwan ayaa tan… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo soo saaray go’aanno culus oo ku saabsan Sugidda Amniga

Posted on March 6, 2025March 6, 2025 by News Office

Shirkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu Khamiista maanta ah guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Saalax… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close