Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Booliska Puntland oo xabsiga dhigay eedaysane loo haysto in uu suuqa Garoowe ku dhex jirdilay wiil yar oo Yemeni ah

Ciidanka Booliska Puntland oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in ay maanta xabsiga dhigeen eedaysane Cabdifitaax Cabdinuur Faarax loo haysto… Sii akhri

Posted on March 11, 2025 by News Office

Sirdoonka Soomaaliya oo warbixin ka soo saaray hawlgal lagu laayay mileeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab

Posted on March 11, 2025 by News Office

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ee (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay nawaaxiga degaanka Basro ee… Sii akhri

Faahfaahinta khasaaraha ka dhashay Weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday hoteel ku yaalla magaalada Baladweyne

Posted on March 11, 2025March 11, 2025 by News Office

Dagaallamayaal hubeysan oo ka tirsan al-shabaab maanta weerar ku qaaday hotel ku yaalla magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas… Sii akhri

Duqeyn xalay ka dhacday buuraha Calmiskaad oo la sheegay in waxyeello ka soo gaartay qoys reer miyi ah

Posted on March 11, 2025 by News Office

Bayaan rasmi ah oo ka soo baxay Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in dowladda Imaaraatiga Carbeed ay fulisay duqeyn diyaaradeed oo… Sii akhri

Puntland oo baaq nabadeed ka soo saartay colaad beeleed ka taagan duleedka degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag

Posted on March 11, 2025March 11, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland  Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaad beeleed ka taagan degaanka Dureera oo ka… Sii akhri

Puntland oo mudda 11 cisho Jaadka ka joojisay Ciidamada ku sugan furimaha dagaalka buuraha Calmiskaad

Posted on March 11, 2025March 11, 2025 by News Office

Amar ka soo baxay Taliyaha Ciidamada difaaca Puntland S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi ayuu ku joojiyay in mudda 11 cisho ah… Sii akhri

Wasiir Cali Xoosh oo Madaxweyne Deni ku tilmaamay Keligii-taliye aan wax dabraa jirin oo colaad hurinaya

Posted on March 10, 2025 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ka soo jeeda Puntland ayaa ku tilmaamay Madaxweyne Siciid Deni… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo saaka keyd rasaas iyo saanad ciidan ah ka helay nawaaxiga degaanka Dhaadaar ee degmada Qandala

Posted on March 10, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo saaka hawlgal amni ka sameeyay nawaaxiga degaanka Dhaadaar ee degmada Qandala ayaa helay keyd rasaas iyo… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo maanta dhegeysaneysa kiiska macallin Cabdiqaadir Dheere oo mudda laba todobaad ah ku xiran Garoowe

Posted on March 10, 2025March 10, 2025 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida gobolka Nugaal ayaa lagu wadaa in ay maanta u fadhisato dhegeysiga kiiska loo… Sii akhri

Dr. Guuleed Saalax oo Madaxweyne Siciid Deni ka dalbaday in uu cafis weydiisto Shacabka Puntland

Posted on March 9, 2025 by News Office

Dr. Guuleed Saalax Barre oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Puntland ayaa soo dhaweeyay in markii u horraysay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close