Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid Shaqa-joojinta Rooble ku sameeyay Fahad Yaasiin

Madaxweynaha mudda xilkeedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid shaqa joojinta Ra’iisul wasaare Rooble ku sameeyay Agaasimaha hay’adda Nabad-sugidda… Sii akhri

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by News Office

Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo heshiis ka gaaray khilaafkii Arrimaha doorashada

Posted on September 5, 2021September 5, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa… Sii akhri

Cali Guudlaawe oo laga dalbaday in uu deg deg u soo gudbiyo liiska Aqalka sare

Posted on September 5, 2021September 5, 2021 by News Office

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle ayaa soo saaray qoraal uu madaxweyne Cali Guudlaawe uga codsaday in uu deg… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo gantaalo ku weeraray Sacuudiga

Posted on September 5, 2021September 5, 2021 by News Office

Dowladda boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in ay ka hortageen saddex gantaal oo lagu weeraray magaalooyinka Najran iyo Jazan ee kooofurta… Sii akhri

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar xalay lagu qaaday Jowhar

Posted on September 5, 2021September 5, 2021 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo habeenimadii xalay lagu qaaday Magaalada Jowhar. Goob-joogayaal ayaa laga… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee xaaladda Afghanistan

Posted on September 5, 2021September 5, 2021 by News Office

Ururka Taalibaan ayaa sheegay in ay horumar ka sameeyeen dagaalka ka socda dooxda Panjshir oo ah gobalka kaliya ee ku… Sii akhri

Jadwalka doorashashada Baarlamanka Soomaaliya oo la shaaciyay

Posted on September 5, 2021September 5, 2021 by News Office

Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada Baarlamanka Soomaaliya. Sida ku cad jadwalkaan xalay ka soo… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-galaysa Shir weyne ka dhacaya Masar

Posted on September 5, 2021September 5, 2021 by News Office

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya , Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha arrimaha Shaqada iyo… Sii akhri

Xubno ka socda guddiga doorashooyinka heer federaal oo gaaray Jowhar

Posted on September 4, 2021September 4, 2021 by News Office

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad… Sii akhri

Galmudug oo xaqiijisay in Ciidamada Puntland ku biireen dagaalka Koonfurta Mudug

Posted on September 4, 2021September 4, 2021 by News Office

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xaqiijisay in Ciidamo ka tirsan PSF-ta Puntland ku biireen dagaalka ka socda koonfurta Gobolka Mudug. Wasiir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close