Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Hay’adda NISA oo sheegtay in Yaasiin Faray xilka la wareegay

Xilka Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA, ayaa waxa saaka la wareegay G/sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud… Sii akhri

Posted on September 8, 2021September 8, 2021 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaaciyay liiska xubnaha Aqalka sare

Posted on September 8, 2021September 8, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa soo saaray Liiska musharixiinta ku tartamaya Sideed kursi oo Hirshabeelle ku… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta Gaalkacyo tegaya

Posted on September 8, 2021September 8, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tegaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne Deni, oo muddooyinkii u dambeeyay… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo si adag u cambaareeyay Madaxweyne Farmaajo

Posted on September 8, 2021September 8, 2021 by News Office

Golaha Midowga Murashixiinta Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay Magacaabistii uu xalay sameeyay Madaxweynaha mudda-xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.… Sii akhri

Al-shabaab oo weerartay Saldhiga Ciidamada Puntland ee Af-urur

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya tuulada Af-urur ee Gobolka Bari, ayaa sheegaya in xalay hoobiyaal lagu weeraray saldhiga ciidamada difaaca Puntland ee… Sii akhri

Madaxweyne Guudlaawe oo amar deg deg ah siiyay Laamaha Amniga maamulkaas

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa baaq nabadeed u diray maleeshiyo beeleed ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee… Sii akhri

Maxaabiis ka baxsaday xabsi ku yaal Israa’iil

Posted on September 7, 2021September 7, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Israa’iil ayaa bilaabay baadigoob xooggan kaddib markii lix maxbuus oo Falastiiniyiin ah ay habeenkii ka baxsadeen mid ka mid… Sii akhri

JUXAA: Dhacdooyinkii u dambeeyay waxay muujiyeen fashil dowladnimo iyo fawdo siyaasaeed

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by News Office

Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa sheegay in dhacdooyinka 48-saac ee u dambeeyay muujiyeen in… Sii akhri

Dr. Cabdiweli Gaas: Rooble wuxu qaatay go’aan saxan waana tallaabada keliya oo u furnayd

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo wareysi siiyay Laanta Af-Soomaaliga ee VOA-da, ayaa tallaabo saxan… Sii akhri

Midowga Musharrixiinta oo soo dhoweeyay shaqa-joojinta lagu sameeyay Fahad Yaasiin

Posted on September 6, 2021September 6, 2021 by News Office

Golaha Midowga musharraxiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada kaga joojiyey Agaasimaha Nabad-sugidda iyo Sirdoonka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close