Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maamulka Gobolka Bari oo kulan gaar ah la yeeshay hay’adaha Caalamiga ah

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay hay’addaha caalamigga ah ee ka howl-gala… Sii akhri

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by News Office

Axmed Karaash oo qaabilay wasiiro ka socda Koonfur Galbeed

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta qaabilay Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Koonfur Galbeed kuwaasi oo… Sii akhri

Ciidamada Galmudug iyo kuwa Federaalka oo Ahlusuna kala wareegay Ceeldheere

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by News Office

Xoogagga Ahlusunna ayaa isaga baxay degaanka Ceeldheere oo u dhexeeya magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb. Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir caalami ah

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by News Office

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar iyo wefti uu hoggaaminaayo, ayaa ka qeyb-galay shirka dawladaha dhex-dhexaadka… Sii akhri

Muran ka dhex aloosan Algeria iyo Faransiiska

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by News Office

Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa ka dalbaday Faransiiska I ay ixtiraam u muujiyaan dalkiisa kadib murankii dhex-maray labada wadan. Algeria… Sii akhri

Hawlgalka AMISOM oo loo beddelay mid ay ku midaysan yihiin Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay

Posted on October 11, 2021October 11, 2021 by News Office

Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in uu go’aansaday in howlgalka AMISOM loo beddelo mid ay ku mideysan yihiin Midowga Afrika… Sii akhri

Miwoga Musharrixiinta oo war ka soo saaray dib u dhaca doorashooyinka dalka

Posted on October 11, 2021October 11, 2021 by News Office

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa shaaciyay in ay wel-wel aad u weyn ka qabaan dib u dhaca doorashada iyo sidoo tafaraaruqa… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Heer Federaal

Posted on October 11, 2021October 11, 2021 by News Office

Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta gaaray Baledweyn ayaa kulan la qaatay xubnaha Guddiga doorashooyinka… Sii akhri

Koonfur Galbeed iyo Beesha Caalamka oo shir ka yeeshay dadkii laga soo raafay Laascaanood

Posted on October 11, 2021October 11, 2021 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka… Sii akhri

Ciidamada Ahlusunna oo ka baxay degmada Matabaan

Posted on October 11, 2021October 11, 2021 by News Office

Xoogagga Ahlusunna ayaa saaka isaga baxay degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan halkaas oo kamid ahayd magaalooyinka ay qabsadeen.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close