Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay tuulada Af-Urur

Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab, ayaa saaka weerar ku qaaday saldhig ciidamada difaaca dowladda Puntland ku leeyihiin tuulada Af-Urur… Sii akhri

Posted on October 17, 2021October 17, 2021 by News Office

Shaqaalaha Puntland oo la fasaxay si loo maamuuso xuska Mowliidka

Posted on October 17, 2021October 17, 2021 by News Office

Dhammaan Shaqaalaha dowladda Puntland ayaa la fasaxay maalinta Talaadada ah oo ku beegan xuska barakaysan ee Dhalashada Nebi Muxamed SCW… Sii akhri

Madaxa UNHCR Soomaaliya oo booqday xarunta qaabilaadda Qaxootiga ee Boosaaso

Posted on October 17, 2021October 17, 2021 by News Office

Wefdi uu hoggaminaayo Madaxa Xafiiska Hay’adda UNCHR ee Soomaaliya Magatte Guisse ayaa booqasho ku tegay Xarunta qaabilaadda Qaxootiga ee magaalada… Sii akhri

Maxkamada Ciidamada Soomaaliya oo xukuntay laba nin oo dhac u gaystay Carwo Ganacsi

Posted on October 17, 2021October 17, 2021 by News Office

 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa min 10 sano oo xabsi ciidan ah ku ridday Faarax Cabdullaahi Calasow (Faaraxey) … Sii akhri

Gudi loo saaray dadkii Laascaanood laga soo raafay oo warbixin siiyay Madaxweyne Lafta Gareen

Posted on October 17, 2021October 17, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddiga ku-meel gaarka ee Gargaarka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo shaaciyay xilliga ay bilaabanayso doorashada Golaha Shacabka

Posted on October 17, 2021October 17, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in waqtiga ugu dhow ama todobaadka soo socda ay bilaaban… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya

Posted on October 17, 2021October 17, 2021 by News Office

Mohamed Kuulow Ali, oo ka tirsanaa horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ururka 260-aad, Guutada 9-aad, Qeybta 60aad ee Ciidamada… Sii akhri

Gudigii Soomaaliya ka matalayay Kiiska badda oo Munaasabad mahadcelin ah loo qabtay

Posted on October 17, 2021October 17, 2021 by News Office

Munaasabad loogu mahad celinayay wefdigii Soomaaliya ku matalayay dacwaddii badda uuna goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa… Sii akhri

Puntland: Urur Siyaasadeedka KAAH oo ganaaxyo lagu soo rogay

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC, ayaa shaaciyay in Urur Siyaasadeedka KAAH uu jebiyay Qodoba kamid ah Xeerka Doorashooyinka Puntland.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah Ubadka Halgamaa Maxamed Cumar Saalixi

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed Cumar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close