Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Beesha Caalamka oo war-saxaafadeed ka soo saartay doorashadii qof iyo cod ee Puntland

 Iyadoo si nabad ah ay ku soo gebagebowday codbixintii iyo ku dhawaaqista natiijada hordhaca ah ee hanaanka doorashada ‘hal qof… Sii akhri

Posted on October 29, 2021October 29, 2021 by News Office

Al-shabaab oo la sheegay in ay abaabul xooggan ka wadaan degaano ka tirsan Koonfurta Mudug

Posted on October 29, 2021October 29, 2021 by News Office

Ex.Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in Al-shabaab wadaan abaabul iyo dhaqdhaqaaq xooggan oo ay doonayaan in ay ku qabsadaan… Sii akhri

Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya oo bilaabatay

Posted on October 29, 2021October 29, 2021 by News Office

Guddiga doorashada heer Somaliland ayaa soo bandhigay jadwalka laba ka mid ah kuraastaAqalka hoose Baarlamanka oo tirsagoodu yahay HOP239 iyo… Sii akhri

Galmudug oo degmo u aqoonsatay Guriceel

Posted on October 29, 2021October 29, 2021 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo caawa ka dhacay degmada Guriceel. Shirka ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Mareykanka oo Yurub kaga qeybgalaya shirar muhiim ah

Posted on October 29, 2021October 29, 2021 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray Magaalada Rooma ee dalka Talyaaniga,si uu uga qeybgalo shir madaxeedka G-20 ee looga hadlaayo… Sii akhri

Amniga magaalada Boosaaso oo laga shiray

Posted on October 28, 2021October 28, 2021 by News Office

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Shir gudoomiyay shirka Amniga Magaalada Bosaaso kaas oo manta diirada… Sii akhri

AMISOM oo si adag u beenisay eedaynta Ahlusunna

Posted on October 28, 2021October 28, 2021 by News Office

Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eedaynta ka timid Ahlusunna, oo ku saabsan in… Sii akhri

Puntland iyo hay’adda IFES oo ka wada-hadlay arrimaha doorashooyinka

Posted on October 28, 2021October 28, 2021 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa Xafiiskiisa Garowe ku qaabilay wefti ka socday hay’adda IFES oo ka… Sii akhri

Bangiga Aduunka oo hakiyay gargaarkii uu siin jirey Sudan

Posted on October 28, 2021October 28, 2021 by News Office

Bangiga Adduunka, ayaa hakiyey kaalmadii uu u fidin jirey Sudan, kadib markii ciidamada military-ga ee dalkani, ay afgambi kagala wareegeen… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo warbixin la wadaagay Wasiirka Amniga

Posted on October 28, 2021October 28, 2021 by News Office

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamad Nor ayaa kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaasi oo uu kula kulmay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close