Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan aan caadi ahayn
Maanta ayaa waxaa la filayaa in Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan aan caadi… Sii akhri
Maanta ayaa waxaa la filayaa in Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan aan caadi… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa Dastuuriga ah… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Guddoomiyaha magaalada Kismaayo u magacaabay, Cumar Cabdullaahi Maxamed (Fara-weyne) oo xilal kala… Sii akhri
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro iyo xubno kamid ah guddiga oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo… Sii akhri
Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday saldhiga ciidamada difaaca dowladda Puntland ee degaanka AF-Urur. Kooxda… Sii akhri
Kal-fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah furmaya kadib dib u dhac kooban oo ku yimid. Madaxweynaha… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa war kasoo saartay dad Soomaaliyeed oo xarig wadareed loogu geystay waddanka Zambia. Qoraal ka soo baxay… Sii akhri
Codbixiyayaasha Japan ayaa u dareeri doona goobaha codbixinta maalinta Axadda iyadoo xisbiga Ra’iisul Wasaaraha Fumio Kishida uu u halgamayo sidii… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Xudur ku Qaabilay Ururada Haweenka Gobolka Bakool… Sii akhri
Warbaahinta taageerta Al-shabaab ayaa sheegtay in xukunno dil iyo gacan-goyn ah lagu fuliyay rag lagu helay danbiyo kala duwan. Xasan… Sii akhri