Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Ruushka oo qabsaday wershadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhia.

Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in Ciidamada Ruushku ay maanta qabsadeen wershadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhia. Wasiirka Tamarta dowladda Ukraine Herman… Sii akhri

Posted on March 9, 2022March 9, 2022 by News Office

Lix kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay magaalada Baydhaba

Posted on March 9, 2022March 9, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada lix kamid ah kuraasta… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo isbeddel ku samaynaya Hoggaanka Maxkamadda Ciidamada

Posted on March 9, 2022March 9, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu kala diro Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada Culus ee… Sii akhri

Puntland oo gacanta ku dhigtay doonni kalluumeysi oo sharci-darro ah

Posted on March 9, 2022March 9, 2022 by News Office

Wasaaradda kallluumaysiga iyo khayaraadka Badda Puntland oo kaashanaysa ciidamada Badda Puntland (PMPF) ayaa gacanta kusoo dhigtay Dooni kalluumaysi oo si… Sii akhri

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta

Posted on March 9, 2022March 9, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya  Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa Xarunta Jaamacadda Carabta ee Magaalada Qaahira kulan gaar ah kula yeeshay Xoghayaha… Sii akhri

Dagaal ka socda magaalada Beledweyne

Posted on March 8, 2022March 8, 2022 by News Office

Dagaal ayaa ka socda nawaaxiga xarunta madaxtooyada Hirshabeelle ee magaalada Beledweyne. Dagaalka ayaa sida wararku sheegayaan u dhexeeya ciidamada Ilaalada… Sii akhri

Xiisad ka taagan garoonka diyaaradaha magaalada Garbahaarrey

Posted on March 8, 2022March 8, 2022 by News Office

Xiisad amni ayaa maanta ka taagan magaalada Garbahaarrey ee xarunta Gobolka Gedo. Ciidamo hubaysan ayaa la wareegay garoonka diyaaradaha degmada… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo raba in uu shakhsiyaad gaar ah u xiro kuraasta Hop#198 iyo Hop#199

Posted on March 8, 2022March 8, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Isimada Beesha Cumar Maxamuud ayaa lagu wadaa in ay dhowaan kulan gaar ah ku… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Jabuuti oo loo xiray lunsasho hanti dowladeed

Posted on March 8, 2022March 8, 2022 by News Office

Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti ayaa sheegay in xisaab hubin la sameeyey lagu helay in lacag balaayin franc ah laga lunsaday… Sii akhri

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Nugaal

Posted on March 7, 2022March 7, 2022 by News Office

Inta la xaqiijiyay afar askari ayaa ku dhintay Todoba kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii uu shil galay gaari ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close