Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gudiga doorashada heer Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka 7 kursi

Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Koofur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka la qabanayo doorashada Todobo Kursi oo deegaan doorashoodu tahay magaalada… Sii akhri

Posted on March 12, 2022March 12, 2022 by News Office

Madaxweyne Deni iyo Isimada Cumar Maxamuud oo isfaham ka gaaray Kuraasta Golaha Shacabka

Posted on March 12, 2022March 12, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo xalay ku kulmay Madaxtooyada Garoowe ayaa isfaham ka gaaray kuraasta… Sii akhri

Musharax Xildhibaan Xirsi Cabdi Oog oo u kuur-galay xaalada degmooyin ka tirsan Mudug iyo Nugaal

Posted on March 12, 2022March 12, 2022 by News Office

Musharrax Xildhibaan Xirsi Cabdi Oog oo u tartamaya Kursiga Golaha Shacabka ee tirsigiisu yahay #Hop198 ayaa ayaa socdaal u kuur-gelid… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Isimada Cumar Maxamuud oo xalay kulan gaar ah yeeshay

Posted on March 11, 2022March 11, 2022 by News Office

Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Puntland… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee khilaafka kuraasta Garbahaarrey

Posted on March 11, 2022March 11, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sida wararku sheegayaan isku raacay in kuraasta Garbahaarrey loo wareejiyo… Sii akhri

Siciid Deni iyo Axmed Karaash oo ku muransan kursiga Golaha Shacabka ee Hop#221

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa ku muransan Kursiga Golaha Shacabka ee Hop#221 oo laga… Sii akhri

Gaadiidleyda Garoowe oo ka cabanaya qiima koror ku yimid shidaalka

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Gaadiidleyda ku dhaqan caasimadda Garoowe ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka. Sicirka shidaalka ayaa maalmo kooban… Sii akhri

Guddiga doorashada dadban ee Puntland oo laga sugayo lixdii kursi ee u dambaysay

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashada heer Puntland ayaa laga sugaya in ay shaaciyaan doorashada lixdii kursi ee u dambaysay golaha shacabka. Doorashada… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo qabanaysa doorashada kuraastii u danbaysay golaha shacabka

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka. Qoraal… Sii akhri

Doorashada saddex kursi oo maanta lagu qabanayo Beledweyne

Posted on March 10, 2022March 10, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer dowlad Goboleed ee Maamulka HirShabeelle ayaa lagu wadaa in ay maanta Beledweyne ku qabtaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close