Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Mareynkanka iyo dalal kale oo cunaqabateyn cusub ku soo rogay saraakiil militari oo ka tirsan Myanmar

Dowladaha Maraykanka, UK iyo Canada ayaa cunaqabatayn cusub kusoo rogay Myanmar,kaasoo si gaar ah loogu bartilmaameedsanayo saraakiisha sar sare ee… Sii akhri

Posted on March 26, 2022March 26, 2022 by News Office

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb

Posted on March 26, 2022March 26, 2022 by News Office

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa dagaal xalay ka dhacay duleedka waqooyi ee magaalada Dhuusamareeb. Dagaalkan ayaa sida la sheegay qarxay… Sii akhri

Yuusuf Indha-cadde oo ka digay shirqool lagu dilayo Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Posted on March 25, 2022March 25, 2022 by News Office

Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ayaa ka digay shirqool siyaasadeed oo sida uu sheegay la doonayo in lagu dilo madax… Sii akhri

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaalada isaga kala goosha qaaradaha

Posted on March 25, 2022March 25, 2022 by News Office

warbaahinta dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa manta sheegtay in ay tijaabisay gantaal nuuciisu yahay kuwa  isaga kala goosha qaaradaha (ICBM),iyagoo dabajooga… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo cambaareysay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii garoonka Aadan Cadde

Posted on March 25, 2022March 25, 2022 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay kooxihii ka dambeeyay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii lala beegsaday garoonka… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyay qabashada 4 kursi

Posted on March 25, 2022March 25, 2022 by News Office

Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT waxa uu shaacinay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee… Sii akhri

Rooble: Xildhibaan Aamina waxa loo dilay si aysan u guulaysan caddaalad u raadinta Ikraan Tahliil

Posted on March 24, 2022March 24, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Qaraxyadii saacadihii u danbeeyay ka dhacay Muqdisho iyo Beledweyne… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in Ciidamada Ruushku danbiya dagaal ka geysteen dalka Ukraine

Posted on March 24, 2022March 24, 2022 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in saraakiil ka tirsan ciidamada Ruushka ay danbiyo dagaal ka galeen dalka Ukraine. Xoghayaha arrimaha dibadda… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by News Office

Rasaas ayaa ka dhaceysa gudaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.  Al-Shabaab ay sheegteen inay weerar ku qaadeen… Sii akhri

Xildhibaan Sacdiya Salaad oo isu sharraxday Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by News Office

Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar (Sacdiya Salaad) ayaa si rasmiya ugu dhawaaqday in ay u taaganyahay xilka Guddoomiye ku xigeenka kowaad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close