Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu qabanayo Beledweyne

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleedka Hirshabeelle, ayaa maanta lagu wadaa in ay magaalada Beledweyne  ku qabtaan  doorshada kursiga Hop#058 oo… Sii akhri

Posted on March 28, 2022March 28, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaaliya oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Qadar

Posted on March 28, 2022March 28, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar… Sii akhri

Madaxweynaha Ukraine oo dowladaha reer galbeedka ka dalbaday kaalmo militari

Posted on March 28, 2022March 28, 2022 by News Office

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ka dalbaday dalalka reer galbeedka in ay dalkiisa ku caawiyaan diyaarado, taangiyo iyo hubka difaaca… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland

Posted on March 27, 2022March 27, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UNSOM… Sii akhri

Faahfaahinta khasaaraha dagaalka weli ka socda degaanka Af-urur ee Gobolka Bari

Posted on March 27, 2022March 27, 2022 by News Office

Inta la xaqiijiyay saddex askari iyo hal sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa ku dhintay tiro kalena waa ku… Sii akhri

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo ka socda degaanka Af-urur

Posted on March 27, 2022March 27, 2022 by News Office

Dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidamada Puntland ayaa ka socda degaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari. Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa… Sii akhri

Garoowe: Maxamed Af-dheer oo loo qisaasay dilka marxuum Bootaan Cawl

Posted on March 27, 2022March 27, 2022 by News Office

Waxaa subaxnimadii hore ee saaka Garoowe lagu qisaasay, Maxamed Cabdulqaadir Muuse (Af-dheere) oo loo haystay dilka marxuum, Bootaan Maxamed Bootaan… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo dib ugu laabtay Hargeysa

Posted on March 26, 2022March 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii safarka ugu maqnaa waddanka Maraykanka, ayaa maanta soo dhaweyn loogu sameeyey Hargeysa. Madaxweynaha… Sii akhri

Biden oo booqasho ku tagay saldhigga ciidamada Maraykanka ee xadka Poland iyo Ukraine

Posted on March 26, 2022March 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa bogaadiyay jawaabta Poland ay ka bixisay dhibaatada qaxootiga ee ka dhalatay duullaanka Ruushka ee Ukraine,… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee doorashada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya

Posted on March 26, 2022March 26, 2022 by News Office

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ka kooban 275 ayaa ilaa iyo hadda la doortay 248 xubnood oo u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close