Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo maanta xilka la wareegay
Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa maanta xilka la wareegay xilli laga sugayo dardar gelinta… Sii akhri
Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa maanta xilka la wareegay xilli laga sugayo dardar gelinta… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan oo ku maqnaa safar dibadda ah ayaa maanta ku wajahan caasimadda Garoowe.… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Soomaaliyeed ee ku sugan waddanka Eritrea dhowaan dalka lagu soo celinayo si ay qayb… Sii akhri
Nin hubaysan ayaa toogasho ka geystay dugsi ku yaalla gobolka Udmurtia ee dalka Ruushka. Toogashada waxa ku dhintay ugu yaraan… Sii akhri
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada,… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida la xaqiijinayo diyaariyay xilka qaadista agaasimayaal ay kamid yihiin 1 Agaasimaha guud ee… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu ka qeyb Meertada… Sii akhri
Fadhi xasaasi ah ayaa lagu wadaa in uu maanta yeesho Baarlamanka Puntland Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in xildhibaannada… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala… Sii akhri