Madaxweyne Deni oo qorshaynaya xilka qaadista Agaasimayaal muhiim ah

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida la xaqiijinayo diyaariyay xilka qaadista agaasimayaal ay kamid yihiin

1 Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka.
2 Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta
3 Agaasimaha guud ee Madaxtooyada
4 Agaasimaha guud ee degaanka
5 Agaasimaha guud ee Kalluumeysiga

Wareegtadan oo qoran ayuu Madaxweynuhu la sugayay inta uu ka xirmayo Baarlamanka waxaana la filayaa in uu dhowaan sii daayo.

PUNTLAND POST