Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dagaal xooggan oo mar kale ka qarxay jiidaha dagaalka Laascaanood

Ciidamada Somaliland ayaa goor dhaweyd weerar culus jihooyin kala duwan kaga soo qaaday magaalada Laascaanood. Weerarkaas kadib ayaa waxa bilowday… Sii akhri

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefdi uu hogaaminayo oo saaka safar ugu baxay degmada Aadan Yabaal

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar ugu amba-baxay magaalada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-shabaab laga xoreeyay in ka badan 70 degaan

Posted on March 25, 2023March 26, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah shaacisay in hawlgallada ka socda dalka lagu dilay in ka badan 3000 kun… Sii akhri

Kumaandooska Danab oo beeniyay in ay qayb ka yihiin dagaalka Laascaanood

Posted on March 25, 2023March 25, 2023 by News Office

Taliska kumaandooska gaarka ah ee Danab oo ka tirsan milatariga dowladda Soomaaliya ayaa markii u horraysay si cad u beeniyay… Sii akhri

Dagaal culus oo ka dhacay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada dhexe

Posted on March 25, 2023March 25, 2023 by News Office

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa sida la xaqiijinayo saaka aroortii weerar ku qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla degmada Ruun-nirgood ee gobolka… Sii akhri

Daadad khasaare dhaliyay oo ku rogmaday degmada Baardheere

Posted on March 24, 2023March 24, 2023 by News Office

Daadad xooggan ayaa ku soo rogmaday degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waana markii labaad muddo toban maalmood gudahood ah. Saddex… Sii akhri

Maraykanka oo duqaymo cirka ah ka fuliyay dalka Suuriya

Posted on March 24, 2023March 24, 2023 by News Office

Xafiiska Pentagon-ka ayaa sheegay in dhowr weerar oo xagga cirka ah ay ka fuliyeen bariga Suuriya,halkaas oo lagu weeraray kooxo… Sii akhri

Roobabka gu’ga oo hakad geliyay isu socodka Laamiga Garoowe iyo Gaalkacyo

Posted on March 23, 2023March 23, 2023 by News Office

Isu socodka gaadiid Laamiga dheer ee Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa maanta hakad galay kadib roobab mahiiggaan ah oo xalay ka… Sii akhri

Roobabka gu’ga oo daadad ku soo rogay degaanka Jalam

Posted on March 23, 2023March 23, 2023 by News Office

Roobabka gu’ga ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degsiimada Jalam oo ka tirsan degmada Buurtinle. Roobabka ayaa la soo… Sii akhri

Baarlamanka Ethiopia oo liiska argagixisada ka saaray TPLF

Posted on March 22, 2023March 22, 2023 by News Office

Baarlamanka Ethiopia ayaa Arbacada maanta ah ka saaray ururka TPLF liiska rasmiga ah ee kooxaha argagixisada, taasi oo ah tallaabo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close