Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Nugaal

Shil gaari oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa aroornimadii hore ee saaka oo jimce ah ka dhacay jidka laamiga… Sii akhri

Posted on April 7, 2023April 7, 2023 by News Office

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Laascaanood

Posted on April 7, 2023April 7, 2023 by News Office

Taliska Muuse Biixi ayaa saaka oo Jimce ah mar kale abaabul weerar ka wada duleedka Laascaanood. Dhaq dhaqaaqa ciidamada Somaliland… Sii akhri

Israa’iil ayaa weerarro cirka ah ku qaaday koonfurta Lubnaan iyo marinka Qaza

Posted on April 7, 2023April 7, 2023 by News Office

Milateriga Israa’iil ayaa weerarro xagga cirka ah ku qaaday koonfurta Lubnaan iyo marinka Qaza ka dib weerarro gantaallo ah oo… Sii akhri

War-saxaafadeed: Puntland oo ka hortimid ergayga Xasan Sheekh u magacaabay Arrimaha Somaliland

Posted on April 6, 2023April 6, 2023 by News Office

In kabadan labo bilood waxaa magaalada Laascaanood ka socda dagaal xasuuq ah oo ay ciidamada Somaliland doonayaan in ay Gooni-goosad… Sii akhri

Taliska Muuse Biixi oo iclaamiyay duullaan horleh oo ku jihaysan Laascaanood

Posted on April 6, 2023April 6, 2023 by News Office

Kadib dagaal socday 60 cisho oo Taliska Muuse Biixi ku guul-darreystay in uu dib u qabsado Laascaanood, ayuu mar kale… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta

Posted on April 6, 2023April 6, 2023 by News Office

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey… Sii akhri

Weerar Khasaare dhaliyay oo lagu qaaday xarun ganacsi oo ku taalla Boosaaso

Posted on April 6, 2023April 6, 2023 by News Office

Ugu yaraan hal ruux oo ilaalo ka ahaa xarunta ayaa ku geeriyooday weerar bam-gacmeed loo adeegsaday oo lagu qaaday xarunta… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Arimaha Bini aadannimada Geneva

Posted on April 5, 2023April 5, 2023 by News Office

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Mudane Maxamud Macallin ayaa shirka Arimaha Bini aadannimada kaga qayb galay Magaalada Geneva… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay safiirka cusub ee Jabuuti

Posted on April 5, 2023April 5, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha XFS  Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane… Sii akhri

Booliiska Israa’iil oo weeraray dad ku cibaadaysanayay masaajidka Al-Aqsa

Posted on April 5, 2023April 5, 2023 by News Office

Booliiska Israa’iil ayaa weerar ku qaaday tobannaan qof oo ku cibaadaysanayay Masjidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus kahor waaberigii saaka oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close