Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland oo ka horyimid Heshiiskii Madasha Wada Tashiga Qaran

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ka horyimi go’aamadii ay gaareen madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho, isagoo sheegay in ay halis… Sii akhri

Posted on May 30, 2023May 30, 2023 by News Office

Askar ka tirsan Ciidanka Uganda oo Al-shabaab ku qabsatay weerarkii Buulo Mareer

Posted on May 29, 2023May 29, 2023 by News Office

Millatariga dowladda Uganda ayaa qiray in ay Al-shabaab gacanta ku dhigtay askar ka tirsan Ciidankooda Nabad Ilaalinta ee ku sugan… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo

Posted on May 29, 2023May 29, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xubno ka tirsan Isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo. Qoraal… Sii akhri

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on May 28, 2023May 28, 2023 by News Office

Hay’adda NISA ee Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay Cabdiraxmaan Macalin Axmed oo ahaa xubin… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee doorashada Turkiga

Posted on May 28, 2023May 28, 2023 by News Office

Malaayiin codbixiyeyaal ah ayaa u dareeray goobaha codbixinta dalka Turkiga taasi oo bilaabatay abaara 8:00-da Subaxnimo maanta oo Axad ah.… Sii akhri

Madasha Wada Tashiga Qaran oo gaaray heshiis ay ka maqan tahay Puntland

Posted on May 28, 2023May 28, 2023 by News Office

Shirkii Madasha Wada-Tashiga Qaranka oo ku soo xirmay Muqdisho ayaa laga soo saaray War-Murtiyeed faahfaahinaya Qodobadii looga hadlay Shirkaas. Golaha… Sii akhri

Guddi loo xil saaray xallinta xiisadii Garoowe oo go’aanno soo saaray

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Guddigii loo saaray xallinta xiisaddii Garoowe ayaa ku dhawaaway go’aan ah in la qabto doorashada saddexda degmo ee Gobolka Nugaal.… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay saraakiil ka socday Hay’adda Bunyaan ee dalka Kuwait

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socday Hay’adda Bunyaan oo fadhigeedu… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qaabilay xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Gobolka Ohio ee dalka Maraykanka

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay XildhibaanIsmaaciil Cali Maxamed oo kamid ah Xildhibaanada Gobolka Ohio ee… Sii akhri

Transparency International oo Noordin Haji kala noqotay abaal-marin ay hore u siisay

Posted on May 27, 2023May 27, 2023 by News Office

Hay’adda la-dagaallanka musuq-maasuqa ee Transparency International ayaa dib ugala noqotay abaal-marin ay hore u siisay dacwad oogaha guud ee Kenya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close