Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ajandaha Baarlamanka Puntland oo lagu darayo furista dastuurka

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa sida qorshaysan Sabtida berri ah ka doodaya ajandaha Kal-fadhigooda 52-aad oo khamiistii furmay. Xildhibaannada ayaa lagu… Sii akhri

Posted on June 17, 2023June 17, 2023 by News Office

Horseed: Dastuurka Puntland lama furi karo doorashaduna ma dhaafi karto 8 Jan 2024

Posted on June 16, 2023June 16, 2023 by News Office

Urur siyaasadeedka Horseed ayaa si rasmi ah u caddeeyay mowqifkiisa marxaladda siyaasadeed ee Puntland marayso xilligan. Urur siyaasadeedka Horseed ayaa… Sii akhri

Ururka Mideeye oo ka horyimid furista Dastuurka iyo mudda kororsi ka dhaca Puntland

Posted on June 16, 2023June 16, 2023 by News Office

Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa maanta oo Jimce ah war-saxaafadeed ka soo saaray mowqifkiisa marxaladda siyaasadeed ee Puntland marayso. Urur siyaasadeedka… Sii akhri

Hoggaamiyal Afrikan ah oo nabdayn ugu baxaya dagaalka Ukraine

Posted on June 16, 2023June 16, 2023 by News Office

Todobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa howlo nabadeed u tagaya  Dalalka Ukraine iyo Ruushka, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka… Sii akhri

Al-shabaab oo dil ku fulisay shan nin oo ay ku eedaysay basaasiin

Posted on June 16, 2023June 16, 2023 by News Office

Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan nin oo ay ku eedaysay basaasiin. Fulinta dilka… Sii akhri

Shiinaha oo jabsaday boqollaal hay’adood iyo wasaaradood oo Caalamka oo dhan ah

Posted on June 16, 2023June 16, 2023 by News Office

Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka laguna magcaabo Mandiant ayaa Khamiistii sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo walaac xooggan ka muujiyay xiisadda Gobolka Gedo

Posted on June 15, 2023June 15, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda siyaasadeed iyo tan amni ee ka aloosan Gobolka Gedo ee… Sii akhri

Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka Puntland oo maanta furmay

Posted on June 15, 2023June 15, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada DPL… Sii akhri

Puntland oo digniin ka soo saartay imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland

Posted on June 15, 2023June 15, 2023 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa digniin  ka soo saartay imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland oo lagu wado in uu bilowdo maalmaha soo… Sii akhri

Puntland oo taageertay Go’aankii Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ka soo saaray dagaalka Laascaanood

Posted on June 14, 2023June 14, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay Go’aankii ka soo baxay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee ahaa in Somaliland Maleeshiyaadka kala baxdo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close