Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiye Cali Jeyte oo ku dhawaaqay shir deg deg ah oo lagu dhisayo Hiiraan State

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka horyimid xilka qaadistii uu xalay ku sameeya Madaxweynaha Hirshabeelle. Gudoomiye Cali Jeyte… Sii akhri

Posted on June 18, 2023June 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Ruushka oo diiday hindise nabadeed loo soo jeediyay

Posted on June 18, 2023June 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa diiday hindise nabadeed oo Sabtidii ay u keeneen wafdi ka socda madaxda Afrika oo rajaynayay… Sii akhri

Dikreeto: Madaxweyne Deni oo magacaabay 22 mas’uul oo ka tirsan garsoorka Puntland

Posted on June 18, 2023June 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa saddex maalmood ka hor dikreeto ku soo saaray isku shaandhayn lagu sameeyay garsoorayaasha iyo xeer… Sii akhri

Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Posted on June 18, 2023June 18, 2023 by News Office

Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa la soo bandhigay saaka oo Axad ah. Ajandaha waxa ugu… Sii akhri

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo xilka qaadis lagu sameeyay

Posted on June 18, 2023June 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xalay xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Amniga iyo Wasiir ku xigeenkii Arrimaha gudaha

Posted on June 17, 2023June 17, 2023 by News Office

Garoowe: 17 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June… Sii akhri

Ajandaha Baarlamanka Puntland oo lagu daray ka doodista doorashada 2024

Posted on June 17, 2023June 17, 2023 by News Office

Ajandaha Baarlamanka Puntland ayaa lagu daray ka doodista doorashada madaxtinimada Puntland ee 2023/2024. Qodobkan ayaa si weyn uga hadlaya ka… Sii akhri

Maayirkii degmada Xuddun ee gobolka Sool oo ka goostay Somaliland

Posted on June 17, 2023June 17, 2023 by News Office

Maayirka degmada Xuddun ee gobolka Sool oo muddooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa ayaa gebi ahaanba ka soo goostay… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u amba-baxay Xajka

Posted on June 17, 2023June 17, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta u amba-baxay dalka Sacuudi Carabiya. Madaxweynaha iyo wefdi uu… Sii akhri

Dr. Cabdiweli Gaas oo Todobaadkan ku wajahan Garoowe

Posted on June 17, 2023June 17, 2023 by News Office

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo ay weheliyaan siyaasiyiin kale ayaa Todobaadkan ku wajahan Garoowe. Cabdiweli… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close