Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Saxeexa Madaxweynaha dalka Pakistan oo laga been-abuurtay

Madaxweynaha dalka Pakistan Arif Alvi ayaa Axaddii sheegay inuu diiday inuu saxeexo laba hindise sharciyeed oo ay soo ansixiyeen baarlamaanka… Sii akhri

Posted on August 21, 2023August 21, 2023 by News Office

Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo looga hadlay Xasilinta Degaannada Maamulkaas

Posted on August 20, 2023August 20, 2023 by News Office

Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo maanta ka qabsoomay Degmada Cadale. Shirka Golaha… Sii akhri

Puntland: Taliye Gacayte oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray shil gaari

Posted on August 20, 2023August 20, 2023 by News Office

Alle ha u naxariistee, taliye Maxamed Maxamuud Cumar (Gacayte) oo kamid ahaa saraakiisha ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa u geeriyooday… Sii akhri

Booliska Nugaal oo ka warbixiyay iska hor imaad xalay ka dhacay saldhig ku yaalla Garoowe

Posted on August 20, 2023August 20, 2023 by News Office

Taliye ku xigeenka qaybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle dhexe Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa ka warbixiyay iska hor-imaad kooban oo… Sii akhri

Shir ku saabsan Amniga Gobolka Karkaar oo lagu qabtay Qardho

Posted on August 19, 2023August 19, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan Taaliyaha Qeybta Booliska Gobalka Karkaar G/Sare Xuseen Cali Maxamud ayaa shir-guddoomiyey kulanka Amniga Gobolka… Sii akhri

Markab la weeraray oo xiisad ka dhex abuuray Turkiga iyo Ruushka

Posted on August 19, 2023August 19, 2023 by News Office

Turkey ayaa ugu digtay Moscow inay ka fogaato xiisad kale kadib markii markab xamuul ah oo laga leeyahay Turkiga ay… Sii akhri

Puntland oo si kulul uga hadashay weerarka lagu qaaday hoyga Gen. Sheegow ee Muqdisho

Posted on August 19, 2023August 19, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa si kulul uga hadashay weerar sida la sheegay xalay lagu qaaday guri uu Muqdisho ka deggan yahay… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Villa Somalia

Posted on August 18, 2023August 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Soomaaliya, kadib markii uu dhawaan is casilay… Sii akhri

Madaxweynaha Shiinaha oo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka ururka BRICS

Posted on August 18, 2023August 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shir madaxeedka wadamada ku bahoobay ururka BRICS, kaas oo… Sii akhri

Madasha siyaasadda Puntland oo si adag uga hadashay dilkii Abwaan Jaamac Kediye

Posted on August 18, 2023August 18, 2023 by News Office

Madasha Siyaasadda Puntland ayaa canbaareysay duqaymaha aan kala sooca lahayn ee weli Somaliland ka waddo Laascaanood. Madasha ayaa ka tacsiyeeyaysay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close