Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Soomaaliya iyo India oo yeelanaya iskaashi dhanka Caafimaadka ah

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka XFS Xildhibaan Dr. Mohamed Hassan Mohamed oo maalmahaan howlo shaqo u joogay dalka India ayaa… Sii akhri

Posted on August 24, 2023August 24, 2023 by News Office

Ururka Taliban oo deeq waxbarasho ka hor istaagay gabdho reer Afghanistan ah

Posted on August 24, 2023August 24, 2023 by News Office

Urur Taliban ayaa la sheegay inay hor istaageen inay dalkaas ka dhoofaan, hablo deeq waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka Carabta,… Sii akhri

Madaxii Kooxda Wagner ee dalka Ruushka oo shil diyaaradeed ku dhintay

Posted on August 23, 2023August 23, 2023 by News Office

Madaxii kooxda calooshood u shaqeystayaasha Wagner, Yevgeny Prigozhin ayaa maanta oo Arbaco ku dhintay shil diyaaradeed ka dhacay waddanka Ruushka. Diyaarad… Sii akhri

Puntland oo ka hortimid go’aanka dowladda Soomaaliya ku xannibayso Tiktok, Telegram iyo 1Xbet

Posted on August 23, 2023August 23, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay go’aankii xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku sheegtay in ay xannibayso Apps-ka Tiktok, Telegram… Sii akhri

Dowladda hoose ee Xamar oo saxiixday heshiis koronto looga dhalinayo Qashinka Muqdisho

Posted on August 23, 2023August 23, 2023 by News Office

Dowladda hoose ee Xamar ayaa heshiis la gaartay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo ku aadan bilaabidda mashruuc koronto… Sii akhri

Donald Trump oo isu dhiibaya masuuliyiinta gobolka Georgia

Posted on August 23, 2023August 23, 2023 by News Office

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu maalinimada Khamiista isu dhiibi doono masuuliyiinta gobolka Georgia, si loogu… Sii akhri

Gudoomiyaha maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland oo safar aan la shaacin u baxay

Posted on August 22, 2023August 22, 2023 by News Office

Guddoomiyaha maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland, Xasan Yuusuf Nuur ayaa saaka oo Talaado safar aan la shaacin ugu baxay dalka… Sii akhri

Guutada Duufaan ee Ciidamada SSC oo ka hadashay muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada

Posted on August 22, 2023August 22, 2023 by News Office

Guutada Duufaan oo kamid ah ciidamada SSC-khaatumo ayaa war rasmi ah ka soo saaray rag ka hadlay muuqaal ku faafiyay… Sii akhri

Dayax-gacmeed Ruushku lee yahay oo ku burburay dusha sare ee Dayaxa

Posted on August 22, 2023August 22, 2023 by News Office

Dayax gacmeed lagu magcaabo Luna-25 oo Ruushku leeyahay ayaa ku dul burburay dayaxa dushiisa, sida ay sheegtay wakaaladda sahanka hawada… Sii akhri

Xiisad iyo saan-saan dagaal oo saaka laga dareemayo jiidda Laascaanood

Posted on August 21, 2023August 21, 2023 by News Office

Xiisad dagaal oo xooggan ayaa saaka ka aloosan jiidda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wararka ayaa sheegaya in saan-saan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close