Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Hay’adda IMF oo shaacisay in Soomaaliya ku guulaysatay dhammaan shuruudihii deyn cafinta

Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay heerka uu marayo barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya. Hay’adda ayaa… Sii akhri

Posted on September 23, 2023September 23, 2023 by News Office

Colaadda beelaha ee ka aloosan Somaliland oo samaayn ku yeelatay ciidamada maamulkaas

Posted on September 23, 2023September 23, 2023 by News Office

Colaad beeleedyo kala duwan oo ka aloosan degaanno ka tirsan Somaliland ayaa saamayn taban ku yeeshay ciidamada maamulkaas. Dagaallada beelaha… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay

Posted on September 23, 2023September 23, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay  ee New York kulan kula qaatay Xoghayaha… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maraykanka oo New York

Posted on September 22, 2023September 22, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay Madaxweynaha… Sii akhri

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka arrinsaday iskaashiga Amniga

Posted on September 22, 2023September 22, 2023 by News Office

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda iyo… Sii akhri

Maraykanka oo Ukraine ku caawinaya kaalmo millatari oo ku kacaysa $128 milyan

Posted on September 22, 2023September 22, 2023 by News Office

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa booqashadiisii labaad ku tagay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, tan iyo markii ciidamada Ruushka ay… Sii akhri

Maraykanka oo xabsiga dhigay sarkaal u basaasayey dowladda Itoobiya

Posted on September 22, 2023September 22, 2023 by News Office

Qandaraasle kasoo shaqeeyey Waaxda Arrimaha Dibedda iyo tan Cadaaladda ee Mareykanka ayaa loo xiray eedeymo ku saabsan inuu u basaasay… Sii akhri

Agaasimaha guud ee wasaaradda Kalluumeysiga Puntland oo shaqa joojin lagu sameeyay

Posted on September 21, 2023September 21, 2023 by News Office

Wasiirka Kalluumeysiga dowladda Puntland Dr. Rashiid Maxamuud Yuusuf ayaa shaqa joojin ku sameeyay agaasimaha guud ee wasaaraddaas. Warqad ka soo… Sii akhri

Puntland oo gebi ahaanba joojisay Buugaagta laga barto Maadada Taariikhda Dugsiyada Sare

Posted on September 21, 2023September 21, 2023 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga… Sii akhri

Morocco oo $11.6 bilyan ku bixinaysa dib u dhiska goobihii ku burburay dhul-gariirka

Posted on September 21, 2023September 21, 2023 by News Office

Boqorka dalka Morocco, Mohammed VI ayaa sheegay in dalkiisa uu 11.6 bilyan oo dollar ku bixin doono dib u dhiska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close