Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Duqaymo diyaaradeed oo ka dhacay koonfurta Gobolka Mudug

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay degaano kuyaalla Koonfurta Gobolka Mudug ee dowlad… Sii akhri

Posted on September 25, 2023September 25, 2023 by News Office

Gaalkacyo: Puntland oo xukuno kala duwan ku riday rag loo haysto falal argagixiso

Posted on September 24, 2023September 24, 2023 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo denbiyada culus ee Puntland xarunteeda Gaalkacyo ayaa maanta xukuntay saddex nin oo ku eedaysan falal… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiirka Difaaca Maraykanka?

Posted on September 24, 2023September 24, 2023 by News Office

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha Gaashanadhigga Maraykanka oo Jabuuti ku kulmay

Posted on September 24, 2023September 24, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilligan kulan kula leh magaalada Jabuuti Xoghaya Gaashanadhigga ee dalka Maraykanka Lloyd Austin. Kulanka… Sii akhri

Roobka deyrta oo ka curtay dhulka SSC-Khaatumo

Posted on September 24, 2023September 24, 2023 by News Office

Roobabka deyrta ayaa xalay ka curtay degaanno kala duwan oo ka tirsan dhulka maamul goboleedka SSC-Khaatumo. Roobabka ayaa sida wararku… Sii akhri

Puntland oo shaacisay sababta uu u geeriyooday sarkaal ajnabi ah oo ka tirsanaa Daacish

Posted on September 24, 2023September 24, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa markii u horraysay shaacisay in sarkaal ajnabi ah oo ka tirsanaa argagixisada Daacish uu gaajo iyo harraad… Sii akhri

Dhaawacyadii halista ahaa ee qaraxii Beledweyne oo loo qaaday Muqdisho

Posted on September 24, 2023September 24, 2023 by News Office

Sagaal qof oo kamid ah dadka ay dhaawacyada halista ah ka soo gaareen qaraxii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay

Posted on September 23, 2023September 23, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dheer oo muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga 78aad… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee khasaaraha ka dhashay qarax weyn oo ka dhacay Beledweyne

Posted on September 23, 2023September 23, 2023 by News Office

Ugu yaraan 20 qof oo rayid u badan aa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax gaari xamuul loo adeegsaday… Sii akhri

Puntland oo xukuno kala duwan ku riday xubno ka tirsan Daacish

Posted on September 23, 2023September 23, 2023 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland qaybteeda Boosaaso ayaa xukunno kala duwan ku ridday xubno ka tirsan argagixisada Daacish. Maxkamadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close