Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xaaji Bikiin oo loo magacaabay Wasiirka Amniga Puntland

Garoowe: 11 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 11-ka… Sii akhri

Posted on October 11, 2023October 11, 2023 by News Office

Firdhiye “Dadka Reer SSC qayb kama noqon doonaan doorashooyinka Puntland”

Posted on October 11, 2023October 11, 2023 by News Office

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa markii u horraysay shaaciyay in aysan dadka reer SSC ka qayb geli… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Talyaaniga

Posted on October 11, 2023October 11, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa… Sii akhri

Puntland oo Somaliland ugu baaqday in ay Ciidamadeeda kala baxdo magaalada Ceerigaabo

Posted on October 10, 2023October 10, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa digniin adag u jeediyay Somaliland oo uu ku eedeeyay in ay… Sii akhri

Danjire Cawad “Ma jirto Xukuumad baabi’in karta Awoodda Isimada Puntland”

Posted on October 10, 2023October 10, 2023 by News Office

Siyaasi Axmed Ciise Cawad oo hadal ka jeediyay Shirka ay ku midaysan yihiin Mucaaradka Puntland ee Maanta ka furmay Caasimadda… Sii akhri

Maxay yihiin ciidamada lagu daabulayo magaalada Garoowe?

Posted on October 10, 2023October 10, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo in ku dhow laba bilood ku maqnaa safar dibadda ah ayaa maanta dib ugu laabtay… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee duqaymaha Israa’iil ka waddo Marinka GAZA

Posted on October 10, 2023October 10, 2023 by News Office

Israa’iil ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba go’doominayso Marinka Gaza, taasoo la micno ah in ay ka jarayso cunnada,… Sii akhri

Garoowe: Shirweynaha Mucaaradka Puntland oo saaka furmaya

Posted on October 10, 2023October 10, 2023 by News Office

Shirweynaha mucaaradka Puntland ayaa lagu wadaa in uu saaka ka furmo beerta ARLO oo ka yara baxsan caasimadda Garoowe. Shirweynaha… Sii akhri

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo la kulmay Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya

Posted on October 9, 2023October 9, 2023 by News Office

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka, iyo Dib U Heshisiinta… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Finland

Posted on October 9, 2023October 9, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close