Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gabar Soomaaliyeed oo loo doortay duqa magaalada St Louis Park ee Maraykanka

Naadiya Cabdirizaaq Maxamed ayaa ku guuleysatay kursiga golaha deegaanka ee Magaalada St Louis Park, ee gobolka Minnesota, iyadoo noqoneysa duqa… Sii akhri

Posted on November 8, 2023November 8, 2023 by News Office

Antonio Guterres ” Gaza waxay noqotay Xabaasha Carruurta reer Falastiin”

Posted on November 8, 2023November 8, 2023 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si deg deg ah ugu baaqay xabbad-joojin bini’aadantinimo oo laga sameeyo Gaza,… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo ururka ITU oo kala saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Isgaarsiinta

Posted on November 7, 2023November 7, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee (ITU) la saxiixatay heshiis ku saabsan dhanka Horumarinta Isgaarsiinta. War rasmi ah… Sii akhri

Khasaare ka dhashay iska hor imaad ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on November 7, 2023November 7, 2023 by News Office

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa iska hor imaad kooban oo duhurnimadii maanta ka dhacay bartamaha caasimadda Garoowe. Wararka ayaa sheegaya… Sii akhri

Ciidamada Maraykanka ee Bariga dhexe oo wajahaya weerarro joogta ah

Posted on November 7, 2023November 7, 2023 by News Office

Ciidamada Maraykanka ee ku sugan Ciraaq iyo Suuriya ayaa lagu weeraray diyaaradaha drones-ka iyo gantaalaha kooxaha ay taageerto Iran ugu… Sii akhri

Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo taageeray go’aannadii isimada Puntland ee arrimaha doorashada

Posted on November 7, 2023November 7, 2023 by News Office

Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo kamid ah duubabka dhaqanka Puntland ayaa soo dhaweeyay go’aannadii arrimaha doorashada ee ka soo baxay… Sii akhri

Israail oo in ka badan 10,000 kun oo Falastiiniyiin ah ku dishay marinka Qasaa

Posted on November 6, 2023November 6, 2023 by News Office

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa shaaciyay in ilaa iyo hadda in ka badan 10,000 kun oo rayid ah lagu dilay… Sii akhri

Wasiir Juxaa “Puntland waa ka guurtay qolkii madoobaa ee mugdiga ahaa”

Posted on November 6, 2023November 6, 2023 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa ayaa shaaciyay in uu si guul ah ku dhammaystirmay wejiga kowaad ee hannaanka… Sii akhri

Khasaare ka dhashay daadad ku fatahay magaalada Baydhabo

Posted on November 6, 2023November 6, 2023 by News Office

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur galbeed oo uu xalay ka da’ay roob mahiigaan ah oo daadad xooggan… Sii akhri

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta ka shiraya xaaladda Marinka Qasa

Posted on November 6, 2023November 6, 2023 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan albaabadu u xiran yihiin ka yeelanaya xaaladda ka sii daraysa ee Qasa.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close