Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay safiirka dalka Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem… Sii akhri

Posted on March 3, 2024March 3, 2024 by News Office

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Farmaajo iyo Shariif oo xalay shir ku yeeshay Muqdisho

Posted on March 3, 2024March 3, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay hoygiisa Muqdisho ku booqday Madaxweynihii 7aad ee dalka Shariif Sheekh Axmed.… Sii akhri

Israa’iil oo aqbashay heshiis cusub oo xabbad-joojin ah iyo Xamaas oo jawaab laga sugayo

Posted on March 3, 2024March 3, 2024 by News Office

Sarkaal sare oo ka tirsan xukuumadda Maraykanka ayaa sheegay in Israa’iil ay aqbashay habka loo dhigay heshiis xabbad-joojineed oo ku… Sii akhri

Sirdoonka Ruushka oo soo bandhigay wada-hadal sir ah oo dhexmaray Saraakiisha Jarmalka

Posted on March 3, 2024March 3, 2024 by News Office

Sirdoonka Ruushka ayaa soo bandhigay wada-hadal xubno ka tirsan saraakiisha sare ee militariga Jarmalka. Wada-hadalka ayaa muujinaya Saraakiisha Jarmalka oo… Sii akhri

Kenya oo u ololaynaysa in Raila Odinga noqdo Guddoomiyaha Midowga Africa

Posted on March 2, 2024March 2, 2024 by News Office

Madaxda dowladda Kenya ayaa wada ololaha ay ku doonayaan sidii hoggaamiyaha mucaaradka dalkaasi uu u noqon lahaa Guddoomiyaha Midowga Africa.… Sii akhri

Vladimir Putin oo reer Galbeedka ugu hanjabay adeegsiga Hubka Nuclearka

Posted on March 2, 2024March 2, 2024 by News Office

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa digniin adag u jeediyay dalalka reer Galbeedka, isaga oo sheegay in uu bilaabayo dagaal loo… Sii akhri

Ethiopian Airlines oo beenisay in ay joojisay isticmaalka Hawada Soomaaliya

Posted on March 2, 2024March 2, 2024 by News Office

Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa shaaca ka qaaday in wararkii ugu dambeeyay ee lagu qoray Idaacadda BBC-da qeybteeda Af-Amxaariga iyo baraha… Sii akhri

Khasaare ka dhashay weerar dowladda hoose ee Garoowe ku qaaday guri uu lee yahay sarkaal ciidan

Posted on March 1, 2024March 1, 2024 by News Office

Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa saaka weerartay oo burburisay guri uu Garoowe ku lee yahay sarkaal ka tirsan Ciidanka… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga

Posted on March 1, 2024March 1, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay… Sii akhri

Israa’iil oo lagu cambaareeyay xasuuqii rayidka gargaarka sugayay

Posted on March 1, 2024March 1, 2024 by News Office

Wasaaradaha arrimaha dibadda, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqda ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa’iil ay ku dishay in ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close