Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maant dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa oo… Sii akhri

Posted on March 6, 2024March 6, 2024 by News Office

Heshiiskii Xabbad-joojinta Marinka Gaza oo mar kale dhicisoobay

Posted on March 6, 2024March 6, 2024 by News Office

Wadahadallo saddex maalmood uga socday magaalada Qahira, saraakiisha sare ee Xamaas iyo wakiillo ka kala socday dalalka Qatar, Mareykanka iyo… Sii akhri

Masar oo mar kale ka digtay in lagu xad-gudbo Qaranimada Soomaaliya

Posted on March 6, 2024March 6, 2024 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibedda Masar Sameh Shoukry ayaa ka digey in gobannimada iyo dhowrsanaanta dhuleed ee Soomaaliya uu halis dhab ah… Sii akhri

Maleeshiyaad Af-ka duubtay oo xalay lagu arkay kantaroolkii hore ee Boosaaso

Posted on March 5, 2024March 5, 2024 by News Office

Maleeshiyaad hubaysan oo gaadiidka dadweynaha baaranaya ayaa xalay lagu arkay nawaaxiga kantaroolkii hore ee magaalada Boosaaso. Wararka ayaa sheegaya in… Sii akhri

Maraykanka oo walaac xooggan ka muujiyay xad-gudubyo bini’aadanimo oo ka socda Itoobiya

Posted on March 5, 2024March 5, 2024 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa walaac xooggan ka muujisay xad-gudubyo ka baxsan bini’aadanimada oo siday ay sheegtay ka socda gudaha dalka Itoobiya.… Sii akhri

Dahabkii suuriyaanka loo haystay oo laga helay magaalada Qardho

Posted on March 5, 2024March 5, 2024 by News Office

Taliska ciidamada booliska gobolka Karkaar ayaa hellay dahab tiro badan oo la soo xaday kaas oo ay ku eedaysnaayeen qoys… Sii akhri

Maraykanka oo xakamaynaya Shirkadaha u ololeeya Shiinaha

Posted on March 5, 2024March 5, 2024 by News Office

Shirkadaha ka dhex ololeeya dowladda Maraykanka ayaa bilaabay in ay iska diidaan macaamiisha u dhashay dalka Shiinaha. Sharci-dejiyayaasha Maraykanka ayaa… Sii akhri

Puntland oo gacanta ku dhigtay eedaysane loo haysto dil ka dhacay Gobolka Mudug

Posted on March 4, 2024March 4, 2024 by News Office

Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku guulaystay qabashada nin ku eedaydan dil saaka ka dhacay degaanka Daaru-salaam ee degmada… Sii akhri

Shir ku saabsan dib u-habaynta Nidaamka Maaliyadda Soomaaliya oo ka furmay magaalada Nairobi

Posted on March 4, 2024March 4, 2024 by News Office

Shir ku saabsan Hannaanka dib u-eegista Nidaamka Maaliyadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka… Sii akhri

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay qalab argagixisada loo waday iyo shakhsiyaadkii waday

Posted on March 3, 2024March 3, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay kantaroolka galbeed ee Garoowe ku qabteen qalab loo waday kooxaha argagixisada ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close