Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wararkii u danbeeyay ee markab hub u sida magaalada Muqdisho oo lagu qabtay xeebaha Puntland

Faahfaahin dhammaystiran ayaa ka soo baxaysa xogta ku saabsan markab hub sida oo mudda laba maalmood ah ku cilladaysnaa xeebaha… Sii akhri

Posted on July 19, 2025July 19, 2025 by News Office

Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo

Posted on July 18, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Faysal Sheikh Cali Jifo-Jabsade oo Warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo ayaa si cad u sheegay in aan la… Sii akhri

Boosaaso: Madaxweyne Deni oo Shir la leh guddoomiye Baarri iyo Saraakiisha Hawlgalka Calmiskaad

Posted on July 17, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo maanta gaaray magaalada Boosaaso ayaa Shir la leh guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed… Sii akhri

Birmadka Booliska Puntland oo sheegay in ay hawlgal ka sameeyeen Baallade iyo Biyo-kulule

Posted on July 17, 2025 by News Office

Ciidanka Birmadka ee Booliska Puntland ayaa hawlgallo ballaaran ka wada buuraha Calmiskad, gaar ahaan togagga Baaladle iyo Biyo Kulule, si… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo saaka safar deg deg ah ugu baxaya magaalada Boosaaso

Posted on July 17, 2025July 17, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa saaka safar deg deg ah ugu baxaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana la… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin dhismaha Maamulka khaatumo haddii aan sifo sharci ah loo marin

Posted on July 16, 2025 by News Office

Dowladda Puntland waxay soo dhaweysay go’aankii Isimada Beesha Dhulbahante ee February 6, 2023kii ka soo baxay Magaalada Laascaanood, waxayna qayb… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in ay si buuxda u xakamaysay Xiisaddii ka dhacday degmada Dhahar

Posted on July 16, 2025July 16, 2025 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa si buuxda u xakameeyay shaqaaqo shalay ka dhacday magaalada Dhahar, kadib markii kooxo maleeshiyo hubeysan… Sii akhri

Puntland oo xaqiijisay in heshiis qarsoodi ah dhexmaray dowladda Soomaaliya iyo mileeshiyaadka Al-shabaab

Posted on July 16, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa xaqiijisay wararka ku saabsan in heshiis qarsoodi ah dhexmaray Villa Somalia iyo Al-shabaab, si aysan magaalada Muqdisho… Sii akhri

Puntland oo Villa Somali ku eedeysay dagaalkii galabta ka dhacay degmada Dhahar

Posted on July 15, 2025July 15, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo war Rasmi ah ka soo saartay dagaalkii galabta ka dhacay degmada Dhahar ayaa si adag u cambaareysay… Sii akhri

Dhahar: Dagaal galabta dhexmaray ciidamada Puntland iyo mileeshiyaad taabacsan dowladda Federaalka Soomaliya

Posted on July 15, 2025 by News Office

Guddoomiyaha degmada Dhahar ee gobolka Haylaan, Bashiir Maxamed Ciise oo ka hadlay dagaal galabta ka dhacay degmadaasi ayaa dowladda Federaalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close