Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Jubaland oo faahfaahin ka bixisay dagaallo ka dhacay magaalooyinka Doolow iyo Beledxaawo ee gobolka Gedo

Xukuumadda Jubaland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay ayaa in sheegtay in mudda ku dhow toddobaad, magaalada Beledxaawo waxay wajahaysay weerarro… Sii akhri

Posted on July 28, 2025July 28, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo walaac xooggan ka muujisay qabsashadii Al-shabaab ee degmada Maxaas

Posted on July 27, 2025July 27, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixiso ee ay maanta mileeshiyaadka Al-Shabaab ku qabsadeen… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida Dr. Dhega-weyne oo Galabta geeriyooday

Posted on July 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Puntland, wuxuu ka… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo maanta meel mariyay Ansixinta wax-ka bedelka Xeerka la-dagaallanka Argagixisada

Posted on July 27, 2025 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah an cod aqlabiyad leh ku meel-mariyay Ansixinta wax-ka bedelka Xeerka la-dagaallanka… Sii akhri

Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on July 27, 2025 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba xubnood oo ka tirsan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag

Posted on July 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ku sugan Boosaaso ayaa lagu wadaa in uu dhawaan socdaal ku aado magaalada Badhan ee… Sii akhri

Puntland: Maraykanka oo xaqiijiyay Hawlgalkii lagu qabtay Madaxii Maaliyadda Daacish Cabdiweli Walalac

Posted on July 26, 2025July 26, 2025 by News Office

Dowladda Maraykanka oo maanta bayaan kooban soo saartay ayaa xaqiijisay hawlgalkii ay wadajirka u fuliyeen ciidamada Puntland iyo kuwa Maraykanka… Sii akhri

Korneyl Afweyne: Puntland waxay mushaar siisaa Inta badan ciidamada fadhiya difaaca SSC-khaatumo

Posted on July 26, 2025 by News Office

Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee Gobolka Cayn Korneyl Cabdiraxmaan Cabdillaahi Axmed (Afweyne) oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa xaqiijiyay warka… Sii akhri

Puntland iyo Maraykanka oo maanta hawlgal wadajir ah ku qabtay horjooge sare oo ka tirsan Daacish

Posted on July 25, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigtay Madaxii Maaliyadda Argagixisada Daacish ahaana wakiilka kooxda… Sii akhri

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay eedaysane loo haysto in uu dad ku dilay magaalada Garoowe

Posted on July 25, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdiraxmaan Maxamed Cali, kaasi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close