Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Muddaharaad xooggan oo maanta gilgilay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya

Tiro badan oo Kenyan ah ayaa isugu soo baxay maanta bannaanka baarlamanka si ay uga mudaaharaadaan kordhinta canshuuraha muranka dhaliyay,… Sii akhri

Posted on June 18, 2024June 18, 2024 by News Office

Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaan dhawaan laga saaray Al-shabaab

Posted on June 18, 2024 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay degaanka BuuloXaaji ee gobolka Jubada Hoose oo dhawaan laga… Sii akhri

Digniin laga soo saaray in Imaaraadku la wareego dekedda magaalada Garacad

Posted on June 18, 2024 by News Office

Xildhibaan Cabdiraxmaan SH. Maxamed Xasan Gablax oo katirsan Barlamaanka Puntland degaan doorashadiisuna tahay gobolka Mudug ayaa ka digey heshiis ay… Sii akhri

Sirdoonka Israa’iil oo xiray wiil yar oo rabay in uu ku biiro Daacishta Soomaaliya

Posted on June 18, 2024 by News Office

Sirdoonka Israa’iil ayaa sheegay inay xireen nin dhallinyaro Israa’iili ah kaasi oo rabay in uu ku biiro kooxda Daacish ee… Sii akhri

Madaxweynaha Ruushka oo maanta booqanaya Kuuriyada Waqooyi

Posted on June 18, 2024June 18, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa markii u horraysay maanta booqanaya Kuuriyada waqooyi mudda ku siman 24 sano. Madaxweyne Putin… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in ay qabatay mid kamid ah burcad-badeeddii af-duubay markabkii MV Abdalla

Posted on June 17, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen shakhsi ku eedaysan in uu kamid ah burcad-badeedii af-duubtay markabkii… Sii akhri

Benjamin Netanyahu oo kala diray Golihii Wasiirada dagaalka ee Israel

Posted on June 17, 2024June 17, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa kala diray Golihii Wasiirada ee dagaalka ee saameynta badnaa, kaasi oo u xil saarnaa… Sii akhri

Millatariga Soomaaliya oo sheegay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen horjoogayaal iyo maleeshiyaad Shabaab ah

Posted on June 17, 2024 by News Office

Millatariga Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgal qorshaysan iyo duqaymo lagu beegsaday maleeshiyaadka Al-shabaab. Idaacadda ku hadasha afka ciidamada millatariga… Sii akhri

Shiinaha iyo Australia oo dib u hagaajinaya xiriirkooda diblomaasiyadeed

Posted on June 17, 2024 by News Office

Ra’iisulwasaaraha Shiinaha Li Qiang ayaa booqasho rasmi ah uga billaabatay dalka Australia. Li Qiang wuxu la kulmay ra’iisulwasaaraha Ausrtalia Anthony… Sii akhri

Geeddi: Itoobiyaanka aan sharciga ku haysan Garoowe waa in ay si degdeg ah isaga baxaan magaalada

Posted on June 16, 2024 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe, Geeddi Axmed Tuurre ayaa amar ku soo rogay dadka u dhashay Itoobiya ee sharci la’aanta ku jooga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close