Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Armenia oo dal madax-bannaan u aqoonsatay Falastiin

Armenia ayaa si rasmi ah u aqqoonsatay dawladnimada Falastiin, sida ay Jimcihii sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Armenia. Armenia ayaa… Sii akhri

Posted on June 22, 2024 by News Office

Midowga Afrika oo ansixiyay in Hawlgal Nabad Ilaalin ah la keeno Soomaaliya kadib bixitaanka ATMIS

Posted on June 22, 2024 by News Office

Midowga Afrika ayaa taageeray codsigii ay Soomaaliya ku doonaysay in kaddib bixitaanka ciidamada ATMIS la billaabo hawlgal muddo kooban ah… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo daah-furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024

Posted on June 22, 2024June 22, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka… Sii akhri

68 tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay jasiiradda Canary ee badda Atlaantigga

Posted on June 22, 2024June 22, 2024 by News Office

Markab nooca dalxiiska ah ayaa badbaadiyay 68 qof oo tahriibayaal ah, kuwaas oo dooni ay la socdeen laga helay meel… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee duqaymaha Israa’iil ka waddo marinka Gaza

Posted on June 22, 2024June 22, 2024 by News Office

Ciidamada Israa’il ayaa duqeymo culus Jimcihi ku garaacay degaanno ka tirsan koofurta iyo bartamaha Marinka Gaza, halkaas oo ay ku… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Maraykanka

Posted on June 21, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Maraykanku… Sii akhri

Ciidamo Itoobiyaan ah oo maanta galay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan

Posted on June 21, 2024 by News Office

Ciidamo ka tirsan millatariga dowladda Itoobiya ayaa sida wararku sheegayaan maanta gaaray degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha degmada Matabaan… Sii akhri

In ka badan kun qof oo sannadkan ku dhintay xajka

Posted on June 21, 2024 by News Office

Tirada dadka ku dhintay xajka sanadkan ayaa kor u dhaaftay 1,000 qof, sida ay wakaaladda wararka ee AFP. In ka… Sii akhri

Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada-hadlay xoojinta dagaalka ka dhanka ah Argagixisada

Posted on June 21, 2024 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Joachim Waern.… Sii akhri

Israa’iil oo duqaymo xooggan ku wadda xeryaha barakacayaasha reer Falastiin

Posted on June 21, 2024 by News Office

Taangiyada Israa’iil ayaa ku sii qulqulaya galbeedka Rafah ee koonfurta Gaza, iyagoo madaafiic ku garaacaya teendhooyinka ay degan yiiin dadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close