Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Booliska oo fashiliyay qarax miino oo lagu aasay goob meherad ah

Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax miino oo lagu aasay meherad ku taalla degaanka Laag ee gobolka… Sii akhri

Posted on June 24, 2024June 24, 2024 by News Office

Dagaal beeleed maalintii labaad ka socda galbeedka gobolka Mudug

Posted on June 24, 2024 by News Office

Dagaal beeleed xooggan ayaa maalintii labaad ka socda galbeedka gobolka Mudug gaar ahaanna degaanka lagu magacaabo Jiicboor. Dagaalka oo shalay… Sii akhri

Dabley hubaysan oo askar boolis ah iyo dad rayid ah ku dilay dalka Ruushka

Posted on June 24, 2024 by News Office

In ka badan 15 askari oo boolis ah iyo dhowr qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar ay malleeshiyo… Sii akhri

Qaar kamid ah odayaasha Jubaland oo taageeray dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Posted on June 24, 2024 by News Office

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka degaanada jubbaland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay garab taaganyihiin ciidamada Jubaland ee… Sii akhri

Kooxda Xizbullah oo weerar culus ku qaaday gudaha Israa’iil

Posted on June 23, 2024 by News Office

Kooxda Xizbullah ee Lubnaan ayaa sheegtay Axadda maanta ah in diyaarad hubaysan oo aan duuliye la socon ay ku beegsatay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay Xiritaanka Xafiiska UNSOM

Posted on June 23, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu tahay… Sii akhri

Xildhibaan Yaasiin Axmed Maxamuud oo saaka loo dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka Puntland

Posted on June 23, 2024 by News Office

Xildhibaan Yaasiin Axmed Maxamuud oo ku soo biiray mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa saaka loo dhaariyay xilkaasi. Xildhibaan Yaasiin Axmed ayaa… Sii akhri

Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga Baarlamaanka Puntland oo Maanta la shaaciyay

Posted on June 23, 2024 by News Office

Golaha Wakiilada Puntland ayaa Maanta oo Axad ah shaaciyay Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhigooda 54 aad oo furmay 15 bishaan… Sii akhri

Ruushka oo Bam ku garaacay guri ku yaalla magaalada Kharkiv ee dalka Ukraine

Posted on June 23, 2024 by News Office

Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 52 kalana ay ku dhaawacmeen kaddib marki bambooyinka nuuca… Sii akhri

Dowladda Cuba oo maxkamadda Adduunka ka dacwaynaysa Israa’iil

Posted on June 23, 2024June 23, 2024 by News Office

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Cuba Rodriguez ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu qaadayo jidkii Koonfur Afrika, oo ay dacwadd… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close