Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Hoggaamiyaha SSC-khaatumo oo shir la yeeshay Madax ka tirsan Urur Goboleedka IGAD

Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo booqasho rasmiya ku jooga Dalka Jibuuti ayaa maanta kulan la qaatay Madaxda u sarraysa Ururka… Sii akhri

Posted on July 8, 2024 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq

Posted on July 8, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq, Mudane… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Xisaab Xirka Sannad Maaliyeedka 2023-ka

Posted on July 8, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada  Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo cabsi xooggan ka muujiyay in la inqilaabo dowladdiisa

Posted on July 8, 2024 by News Office

Dowladda Itoobiya oo sannado badan la daalaa dhacaysay khilaaf siyaasadeed oo hoose ayaa sidoo kale halis ugu jira in la… Sii akhri

Ururka Xisbullah oo duqeeyay saldhig Israa’iil ku leedahay buuraha Golan Heights

Posted on July 8, 2024July 8, 2024 by News Office

Ururka Xisbullah ee Lubnan ayaa sheegay, in ay diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ku weerartay saldhigga Israa’iil ee Buura Hermon oo… Sii akhri

Mareykanka oo ciidankiisa kala baxaya dalka Niger

Posted on July 8, 2024July 8, 2024 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay, in qaar ka mid ah ciidankeeda ay kala soo baxday saldhigga ciidanka cirka Niger ee 101,… Sii akhri

Madaxweyne Tayyip Erdogan oo marti qaad rasmiya u fidin doona Bashar al-Assad

Posted on July 8, 2024July 8, 2024 by News Office

Madaxweynaha Turkiga , Recep Tayyip Erdogan ayaa markii u horreysay sheegay inuu martiqaad rasmi ah u fidin doono Madaxweynaha Suuriya,Bashar… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo baaq deg deg ah ka soo saaray dagaal beeleedka degmada Luuq

Posted on July 7, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo ciidamo isku dhaf ah kala dhex dhigay maleeshiyaad ku dagaallamay galbeedka Mudug

Posted on July 7, 2024July 7, 2024 by News Office

Mas’uuliyiinta Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleeystay in Ciidamo isku dhaf ah ay kala dhax dhigaan meleeshiyo beeleedkii dhawaan ku… Sii akhri

Saraakiishi Militariga ee af-gembiyay Mali, Burkina Faso iyo Niger oo ku dhawaaqay is-baheysi cusub

Posted on July 7, 2024July 7, 2024 by News Office

Hoggaamiyayaasha militariga ee afgembiyay maamulladii Mali, Burkina Faso iyo Niger , ayaa shirkoodii u horreyay oo wadajir ah ku yeeshay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close