Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Erdogan oo walaac xooggan ka muujiyay dagaal dhexmara Ruushka iyo NATO

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in suurta-galnimada iska hor imaad toos ah oo dhexmara Ruushka iyo NATO ay tahay… Sii akhri

Posted on July 12, 2024 by News Office

Madaxweyne William Ruto oo waxqabad la’aan darteed u kala diray golihii wasiirada dalka Kenya

Posted on July 11, 2024July 11, 2024 by News Office

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa kala diray golihiisa wasiirrada marka laga reebo Wasiirka Arrimaha Dibadda, Musalia Mudavadi , sababo la… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Canshuuraha Dakhliga

Posted on July 11, 2024July 11, 2024 by News Office

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu… Sii akhri

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Al-shabaab ka qabsaday degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan

Posted on July 11, 2024 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan kuwa Macawisleey ayaa saaka Al-shabaab kala wareegay degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Ciidamada… Sii akhri

Israa’iil oo ku amartay Falastiiniyiinta in ay guud ahaan isaga baxaan magaalada Gaza

Posted on July 11, 2024July 11, 2024 by News Office

Millatariga Israa’iil ayaa ku amray Falastiiniyiinta ku nool magaalada Gaza in ay isaga baxaan, isla markaana u barakacaan dhinaca waqooyi.… Sii akhri

Is-baheysiga NATO oo diyaaradaha F-16 siinaya dalka Ukraine

Posted on July 11, 2024 by News Office

Is-baheysiga NATO ayaa sheegay in ay billaabeen inay diyaaradaha F-16 ku wareejiyaan Ukraine si ay gacan uga geystaan ​​xoojinta difaacooda… Sii akhri

Puntland iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Iskaashiga dhinaca Amniga iyo Xasiloonida Badaha

Posted on July 10, 2024July 10, 2024 by News Office

Taliyaha Hawlgelinta Ciidamada PMPF Gen. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac oo ay weheliyaan Saraakiisha Sar-sare ee ciidamada PMPF ayaa kulan kula qaatay… Sii akhri

Xaaskii Abu Bakar Al-Baghdadi oo dil toogasho ah lagu xukumay

Posted on July 10, 2024 by News Office

Maxkamad ku taalla Ciraaq ayaa dil toogasho ah ku xukuntay xaaskii hoggaamiyihii kooxda Daacish ee la dilay, Abu Bakar Al-Baghdadi,… Sii akhri

Fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya ee maanta oo kooram la’aan u baaqday

Posted on July 10, 2024 by News Office

Fadhigii maanta ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan, sida uu sheegay Guddoomiye Shiikh Aaden Madoobe.… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo shir la yeeshay odayaaha dhaqanka degmada Luuq

Posted on July 10, 2024July 10, 2024 by News Office

Madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa shirar hor dhac u ah nabadaynta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close