Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

In ka badan 90 Falastiiniyiin ah oo ku dhintay duqayn Israa’iil ka fulisay Marinka Gaza

In ka badan 90 qof oo Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen dumar iyo carruur ayaa la xaqiijiyay in lagu… Sii akhri

Posted on July 14, 2024July 14, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey u soo magacowday Soomaaliya

Posted on July 13, 2024July 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada… Sii akhri

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ka warbixiyay iska hor-imaad ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho

Posted on July 13, 2024July 13, 2024 by News Office

Taliska Asluubka Soomaaliya , ayaa sheegay in la fashiliyay iskuday ay ku doonayeen maxaabiis ku xiran xabsiga dhexe ee Muqdisho,… Sii akhri

Dowladda Masar oo sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya

Posted on July 13, 2024 by News Office

Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Masar Badr Abdelatty iyo wefdi uu hoggaaminayay ayaa Jimcihii safar kooban ku tegey magaalada Muqdisho, isaga… Sii akhri

Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay is rasaasayn ka dhacday xabsiga dhexe ee Muqdisho

Posted on July 13, 2024July 13, 2024 by News Office

Is rasaaseyn xooggan ayaa lagu soo warramaya in ay saaka ka dhacday gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho. Is rasaaseynta… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dagaal xoog badan ku qaaday Kalluumeysiga sharci-darrada ah

Posted on July 13, 2024July 13, 2024 by News Office

Wasiirka Kalluumeysiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan oo wareysi kooban bixiyay ayaa sheegay in ay dagaal xoog badan ku… Sii akhri

Iran oo Mareykanka ka doonaysa lacag dhan $6.8 bilyan oo Magdhaw ah

Posted on July 13, 2024 by News Office

Maxkamad ku taalla Iran ayaa ku amartay Mareykanka inuu bixiyo ku dhawaad 6.8 bilyan oo dollar oo ah magdhowga saameynta… Sii akhri

In ka badan 60 mayd oo laga helay xaafado ka tirsan Gaza kadib markii ay ka baxeen millitariga Israa’iil

Posted on July 13, 2024July 13, 2024 by News Office

Ciidamada Israa’iil ayaa xalay dib uga baxay qeybo ka mid ah magaalada Gaza, kaddib mudda todobaad ah oo ay duqeymo… Sii akhri

Xiisad ka taagan gobol ka tirsan dalka Niger

Posted on July 12, 2024 by News Office

Mas’uuliyiinta dalka Niger ayaa ku dhawaaqay Bandow lagu soo rogay gobolka Tillaberi oo ah mid ay ka jirto xaalad kacsanaan… Sii akhri

Qodoba laga soo saaray Nabadaynta beelihii dhawaan ku dagaallamay degmada Luuq ee gobolka Gedo

Posted on July 12, 2024 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland oo maalmahaan ku sugnaa degmada Luuq ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close