Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha dalka Rwanda oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah waddanka DR Congo

Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa shaaciyay in dalkiisu uu diyaar u yahay dagaal ka dhan ah waddanka DR Congo. “Rwanda… Sii akhri

Posted on July 20, 2024July 20, 2024 by News Office

Bannaan-bax dhiig ku daatay oo ka dhacay dalka Bangladesh

Posted on July 20, 2024July 20, 2024 by News Office

Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay, kaddib marki ay isku dhaceen kumannaan arday ah oo ku hubeysnaa ulo iyo… Sii akhri

Muqdisho: Xildhibaannada Beesha Direed oo shir ka yeeshay tuhun la xiriira magacaabista Ra’iisul wasaare ku xigeen labaad

Posted on July 19, 2024July 19, 2024 by News Office

In ka badan 50 Xildhibaan oo ay weheliyaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS, Guddoomiye Ku xigeenka labaad Golaha Shacabka iyo Wasiiro… Sii akhri

Puntland oo ansixisay 8 mashruuc oo lagu dhisayo waddooyinka Puntland

Posted on July 18, 2024 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, aya shir-guddoomiyey… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo mar kale xukuntay kooxdii dilay marxuum Abuukar Kaabax

Posted on July 18, 2024July 18, 2024 by News Office

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Soomaliya ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland oo digniin ka soo saaray qodoba ka reeban xisbiyada siyaasadda

Posted on July 18, 2024July 18, 2024 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa xalay soo saaray digniin ku saabsan arrimaha ka reebban xisbiyada siyaasadda Puntland ee u… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta oo looga hadlay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Xabsiga dhexe ee Xamar

Posted on July 18, 2024July 18, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu dhageystay warbixinno kala duwan oo ku saabsan… Sii akhri

Pakistan oo cabasho rasmi ah u gudbiyay Taalibaan kadib weerar lagu qaaday ciidanka Pakistan

Posted on July 18, 2024July 18, 2024 by News Office

Dowladda Pakistan ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay xukuumadda Taalibaan ee Afgaanistaan ka dib weerar ay dhowaan kooxo xagjir ahi… Sii akhri

Xizbullah oo ku hanjabay in ay beegsan doonaan bartilmaameedyo cusub oo Israa’iil ku yaalla

Posted on July 17, 2024 by News Office

Hoggaamiyaha Xizbullah Xasan Nasrallah ayaa ka digay in kooxdiisa Iran ay taageerto ay beegsan doonto bartilmaameedyo cusub oo Israa’iil ah… Sii akhri

Agaasime ku xigeenkii Maxjarrada Puntland oo ku geeriyooday shil gaari

Posted on July 17, 2024July 17, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Yucub oo ka tirsan gobolka Doollo ee dowlad degaanka Soomaalida DDS ayaa sheegaya in halkaasi uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close