Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Go’aanno laga soo saaray dhammaystirka Nabadaynta Beelihii ku dagaallamay Galbeedka Gobolka Mudug

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamullada Puntland iyo Galmudug, oo ay weheliyaan Odayaasha Dhaqanka labada Beelood ee Sacad iyo Leelkase ayaa soo… Sii akhri

Posted on July 21, 2024 by News Office

Guddiga doorashada iyo xisbiyada Siyaasadda Puntland oo xalay shir ka yeeshay arrimaha doorashada

Posted on July 21, 2024 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa xalay xarunta guddiga kula shiray madaxda xisbiyada siyaasadd Puntland, oo walaac ka qaba hufnaan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Dhabancad iyo Carshe u magacaabay Wakiilada Arrimaha Siyaasadda iyo Ganacsiga ee Puntland

Posted on July 21, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay u magacaabay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Maxamed  Cabdiraxmaan Dhabancad in uu noqdo Wakiilka Arrimaha… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo si deg deg ah uga jawaabay weerarkii Israa’iil ee Xudeyda

Posted on July 21, 2024July 21, 2024 by News Office

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa si deg deg ah uga jawaabay weerarradii ay Israa’iil ka geysatay magaalada Xudeyda, kaddib markii weerareen… Sii akhri

Israa’iil oo duqaysay magaalada Xudeyda ee dalka Yemen

Posted on July 21, 2024July 21, 2024 by News Office

Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 87 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay diyaaradaha dagaalka ee… Sii akhri

Xisbiyada siyaasadda Puntland oo walaac ka muujiyay hufnaan la’aanta doorashada saddexda degmo

Posted on July 20, 2024 by News Office

Lix kamid ah xisbiyada siyaasadda Puntland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa walaac ka muujiyay hufnaan la’aanta doorashada… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC oo ganaax ku soo rogay xisbi siyaasadeedka xukuumadda ee KAAH

Posted on July 20, 2024 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC, oo shir deg deg ah ku yeeshay xaruntiisa Garoowe ayaa ganaax ku soo rogay xisbi… Sii akhri

Taliska Ciidanka Booliska SSC-khaatumo oo warbixin ka soo saaray dilka marxuum Dulqarneyn

Posted on July 20, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska SSC-khaatumo ayaa warbixin rasmi ah ka soo saaray geerida marxuum Cabdiqani Axmed Diihaal (Dulqarneyn) oo lagu dilay… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka

Posted on July 20, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Xalay yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee… Sii akhri

Madaxweyne Erdogan oo Baarlamanka Turkiga horgeeyay ansixinta Ciidamo loo dirayo Xeebaha Soomaaliya

Posted on July 20, 2024July 20, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Turkiga Rejeb Dayyib Erdogan ayaa Baarlamaanka horgeeyey in ay ansixiyaan in Ciiddamo loo diro xeebaha Soomaaliya si ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close