Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga maalinta berri ah booqanaya dalka Itoobiya
Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga, Hakan Fidan ayaa booqashadii u horreysay 3 bishan Agoosto oo berri ah ku tegi doona magaalada… Sii akhri
Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga, Hakan Fidan ayaa booqashadii u horreysay 3 bishan Agoosto oo berri ah ku tegi doona magaalada… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xalay ka… Sii akhri
Millatariga Israa’iil ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay bishi hore ku bartilmaameedsadeen batamaha Gaza ay ku dileen Maxamed… Sii akhri
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada… Sii akhri
Ciidamada Amniga Puntland oo kaashanaya odayaasha Beesha eedaysanaha ayaa saaka gacanta ku dhigay Maxamed Abshir Muuse (Bootaan) oo ku eedaysan… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay dilkii maamulka Israa’iil uu u geystay hogaamiyihii xafiiska siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniya. Dilka Marxuum… Sii akhri
Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa xaqiijiyay, in Fuad Shukr oo ahaa abaanduulihi ugu sarreeyay garabkooda millatariga lagu dilay, duqeyn… Sii akhri
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa Arbacadi shalay wacad ku maray, ciqaab adag iyo aar-goosi ka dhan… Sii akhri
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta xasaannada siiyay saddex xubnood oo kamid noqday guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC. Fadhigii maanta oo ay… Sii akhri
Dowladda Iran ayaa si rasmi ah ugu eedaysay Israa’iil in ay fulisay dilkii Ismaaciil Haniyeh ee ka dhacay dalkeeda, kaddib… Sii akhri