Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qaramada Midoobey oo si adag u cambaareysay weerarkii Xeebta Liido ee Muqdisho

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee habeen ka hor ka dhacay Xeebta Liido… Sii akhri

Posted on August 4, 2024 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in saraakiil ciidan loo xirxiray weerarkii Xeebta Liido

Posted on August 4, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo xalay ku booqday isbitaalka Erdogan shacabka ku dhaawacmay weerarkii Xeebta… Sii akhri

Mareykanka oo digniin heerkeedu sarreeyo la wadaagay Muwaadiniintiisa ku sugan Lubnaan

Posted on August 4, 2024August 4, 2024 by News Office

Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa farriin digniin ah oo heerkeedu sarreeyo la wadaagtay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan dalka Lubnaan.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo ku tilmaamay weerarkii xeebta Liido mid lagu dabar-goynayo shacabka Soomaaliyeed

Posted on August 3, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay weerarkii xalay ka dhacay xeebta Liido in uu… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo saaka xafiiskiisa ku qaabiley wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga

Posted on August 3, 2024August 3, 2024 by News Office

Ra’iisul wasaaraha waddanka Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa saaka oo Sabti ah xafiiskiisa ku qaabiley wasiirka Arrimaha dibadda dalka Turkiga Hakan… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir-gudoomiyay Kulan deg deg ah oo ku saabsan Weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho

Posted on August 3, 2024August 3, 2024 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha X.J.F.S, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Guddoomiyey… Sii akhri

Muqdisho: Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay khasaaraha Weerarkii Xeebta Liido

Posted on August 3, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saaray khasaaraha weerarkii ku bilowday qaraxa ee xalay… Sii akhri

Maraykanka oo diyaarado iyo Maraakiib dagaal oo dheeri ah u diraya Bariga Dhexe

Posted on August 3, 2024 by News Office

Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa sheegtay, in diyaarado iyo maraakiib dagaal oo dheeraad ah u dirayo saldhigyada uu ku leeyahay… Sii akhri

Ciidamada Ammaanka Muqdisho oo soo afjaray weerarkii Qaraxa ku bilowday ee Xeebta Liido

Posted on August 3, 2024August 3, 2024 by News Office

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa gelinkii danbe ee xalay soo afjaray weerar qarax ku bioowday oo kooxaha Argagixisada ah la beegsadeen… Sii akhri

Warar ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on August 2, 2024 by News Office

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goor dhaw ka dhacay Xeebta Liibo ee Muqdisho. Dhimasho iyo dhawaac ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close