Madaxweyne Biden oo sheegay in xabbad-joojin laga sameeyo marinka Gaza baajin karto in Iran weerarto Israa’iil
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in heshiis xabbad joojin oo ka dhaqan gala Gaza, uu Iran ka baajin karo… Sii akhri
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in heshiis xabbad joojin oo ka dhaqan gala Gaza, uu Iran ka baajin karo… Sii akhri
Marwo Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar.… Sii akhri
Wada-halladii uu Turkiga dhex-dhexaadinayay ee magaalada Ankara uga socday Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan, sida laga… Sii akhri
Isimmada gobolka Mudug, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo, waxay ka soo saareen baaq la xiriira dhismaha waddada… Sii akhri
Wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkigu dhex-dhexaadinayo oo xalay la isku mari waayay ayaa lagu wadaa in ay mar kale… Sii akhri
Taliyaha ugu sarreeya millitariga Ukraine ayaa sheegay in ciidamadiisu ay qabsadeen dhul gaaraya ilaa 1,000 kilomitir oo isku wareeg oo… Sii akhri
Shiinaha ayaa cambaareeyay weerarkii dhawaan ay ciidamada Israa’iil ku dileen 100 Falastiiniyiin ah,kadib markii ay duqeeyeen iskuul ay gabbaad ka… Sii akhri
Wada hadalada u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa meel adag maraya, iyadoo la isku mari la’yahay qodobada qaar. Dowladda Soomaaliya… Sii akhri
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xafiis cusub ka hirgelisay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-khaatumo. Hoggaamiyaha maamulka… Sii akhri