Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo kordhiyay mudada ATMIS joogayaan Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay qaraar qabyo ah oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah… Sii akhri

Posted on August 16, 2024 by News Office

Xamaas oo warbixin ka soo saartay maxbuus Israa’iili ah oo xabsigooda lagu dilay

Posted on August 15, 2024 by News Office

Xamaas ayaa warbixin ka soo saartay dilkii maxbuus Israa’iili ah oo uu toogtay mid ka mid ah ciidanka Xamaas ee… Sii akhri

Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee Puntland oo maanta la shaaciyay

Posted on August 15, 2024August 15, 2024 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta oo khamiis ah 15 Ogoosto 2024, waxay ku dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya

Posted on August 15, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in uu maanta u safro magaalada Nairobi ee… Sii akhri

Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo la xiriirta Cudurka Furuqa daanyeerka

Posted on August 15, 2024 by News Office

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo heerkeedu sarreeyo kadib markii Furuqa daanyeerka oo si… Sii akhri

Dowladda Itoobiya oo mar kale war ka soo saartay arrinta Wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya

Posted on August 15, 2024August 15, 2024 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in ay Beesha Caalamku fahantay muhiimadda ay leedahay in ay Itoobiya marin… Sii akhri

Ra’iisul-wasaaraha dalka Japan oo sheegay in uu xilka iska casilayo

Posted on August 15, 2024 by News Office

Ra’iisul-wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa sheegay inuu xilka ka degi doono bisha soo socota, isaga oo eersaday fadeexooyin siyaasadeed iyo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi oo Amniga iyo Difaaca ah

Posted on August 14, 2024August 14, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax… Sii akhri

Warbixin laga soo saaray Furuq dilaaya oo si dhakhso ah ugu faafaya Qaaradda Afrika

Posted on August 14, 2024 by News Office

Ururka Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad deg deg ah oo qaaradda oo dhan ah, taas oo lagu xakameynayo… Sii akhri

Dowladda Jabuuti oo sheegtay in ay xal qarsoodi ah u hayso Khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya

Posted on August 14, 2024August 14, 2024 by News Office

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in Turkigu aanu xal ka keeni karin dhex-dhexaadintiisa Khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka dhashay MOU-gii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close